0 Visits: 1419 |
Wednesday February 26, 2014 - 12:42:02
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Real Madrid iyo Schalke Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45 pm habeenimo.
0 Visits: 1738 |
Wednesday February 26, 2014 - 12:26:24
Macalinka Manchester United David Moyes ayaa muujiyay sida uu uga xanaaqsan yahay qaabciyaareedkii liitay ay kooxdiisu xalay ku soo bandhigtay dalka Greece.
0 Visits: 1547 |
Tuesday February 25, 2014 - 12:52:21
Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa ka careysan ama wajigabax kala kulmay ka dib markii si qarsoon looga duubay Vedeo isagoo dhaliilaya tayada weeraryahanada uu haatan ku heysto Chelsea.
0 Visits: 1484 |
Tuesday February 25, 2014 - 11:57:25
Tababaraha Manchester United David Moyes ayaa sheegay in xidigaha Wayne Rooney iyo Robin van Persie ay Red Devils dhaafsiin doonaan kooxda Olympiacos tartanka Champions League.
0 Visits: 2403 |
Monday February 24, 2014 - 14:49:18
Kooxda Real Madrid ayaa eegeysa inay goolhayaha kooxda Manchester United David de Gea ay dib ugu soo celiso caasimadda Spain xagaaga sida ay warinayso majaladda Sports Direct News.
0 Visits: 1373 |
Sunday February 23, 2014 - 14:44:43
Tababaraha kooxda Liverpool Ninka lagu Magacaabo Brenden Rodgers ayaa doonaya inuu xagaaga la soo wareego daafaca dambe Ee kooxda Juventus Angelo Ogbonna kaa oo inbadan lala xiriirinayay inuu u soo dhaqaaqi dhanka iyo gegeda Anfiled oo ay ku ciyaarto Liverpool.
0 Visits: 1326 |
Sunday February 23, 2014 - 10:32:29
Kooxda galatasary ayaa waxa ay cashar lama ilaaabaana u dhigtay Kooxda Basikta ayadoona uga badisay kooxdaasi 1:0 waxa ayna tilmaamtay in Chelsea ay mari doonta cashirkas ayadoo oo ay ku kulmi doonaan horyaalka qaaradda yurub ee champions leaugue.
0 Visits: 1449 |
Sunday February 23, 2014 - 10:20:25
Brender Rodgers oo wareysi siinaayay tv-ga kooxda liverpool ayaa tilmaamay rajadda uu ka qabo u soo bixitaanka champions leaugue waxaana wariyaha tvga uu weydiiyay rajada u soo bixitaanka koobkaas.
0 Visits: 1442 |
Saturday February 22, 2014 - 15:17:46
Xidigga kooxda Man United iyo xulka England ayaa la xaqiijiyay in uu heshiish cusub u saxiixay kooxda, heshiishkaas ayaa ka dhigaya in Rooney uu isbuucii qaato 500 kun oo ah lacagta mareykanka.
0 Visits: 1791 |
Saturday February 22, 2014 - 14:31:33
Rodgers macalinta liverpool ayaa mesha ka saaray hadaladda sheegaya in uu bixirabo ciyaaryahanka kooxda liverpool johnson waxaana rodgers uu intaa raaciyay in ciyaaryahanka uu yahay ciyaaryahan waxqabad leh liverpoolna ay ku adagtahay in ay fasaxdo daafacaas.
0 Visits: 1400 |
Thursday February 20, 2014 - 12:44:13
xidigii hore arsenal theiry henry oo wareysi siinaayay tv sportigga ka hadlaa ayaa carabaabay in kooxaha englishka ka dhisan ee Arsenal iyo Man City ay haystaan fursad qaali ah oo ay ugu soo baxaan wareegga 8deeda ee championka tusaalaha uu henry u soo qaaday ayaa qayb ka ah tii dhacday oo kale ee sanadkii…