Video Updates

Gabar Wariye ah oo Burcad Somali ah canug kadhaleen

Hits: 241 | Tuesday September 03, 2013 - 19:19:26
Amanda Lindhout waa gabar weriye ah una dhalatay dalka Canada ayaa ka sheekeyneysa kufsi ay kula kaceen kooxo afduub ugu heystay wadanka Soomaaliya, iyadoo canug ku dhashay kufsigii ay kula kaceen kooxihii afduubtay inkasta oo markii dambe la sii daayay.

Click here to watch

Hees Wadani oo dhuuxa iyo lafaha by deegaan

Hits: 175 | Tuesday August 27, 2013 - 23:47:48
Al Mu'alif , Jilaa and majaajiliste Sangub abwaanka Soomaaliyeed ayaa ku fara yareestay heestaan waxana ku luqeynaayo kooxda walaalah Reer Jabuuti ee deegaanka

Click here to watch

Ruwaayad Dhab kahadalka Qurbaha ah UBAX YAA GUURSANAAYO)

Hits: 102 | Monday August 26, 2013 - 20:27:36
SOMALIDA NORWAY OO DHIGTAY RUWAAYAD DHAB KAHADALKA XAALADA QAAR KAMID AH CARUURTA KU KORTAY QURBAHA

Click here to watch

Muqdishada Cusub Muuqaal layaab leh

Hits: 130 | Monday August 26, 2013 - 21:18:05
Waaw Muqdisho oo dib umilicsaneeso Doorkeedi Quruxda Afrika

Click here to watch

Heesti Surowga ee Mahadaay

Hits: 143 | Monday August 26, 2013 - 15:35:47
Heesti Surowga ee la magac baxday Muqdisha ku geyhaa, Mahadayna Mudul kaaga dhisaa iyo codki Al-fanaan Haaruun iyo jilisti Sahruuja

Click here to watch

Hees Wadani WAANADU WEY IGA DHAN TAHAY) Kooxda Deegaan 2013

Hits: 53 | Monday August 26, 2013 - 14:55:23
Kooxda Deegaan Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho

Click here to watch

Ila Qosolkaan wiligaa ma aragtay

Hits: 74 | Monday August 26, 2013 - 20:25:08
SHEEKO QOSOL BADAN IYO JILYAASHI CAANKA AHAA ZIO TOM, OWKUU IYO JEETE

Click here to watch

Hees Wadani (soomaaliyey toosow)

Hits: 85 | Monday August 26, 2013 - 14:48:59
Soomaaliyeey Toosoo oo erayo waaqici ah lagu xardhay isla markaana fanaaniin dareen kamuuqdo qaadayaan

Click here to watch

Hees Wadani ISKU DUUBNI) KOOXDA HEEGAN

Hits: 394 | Monday August 26, 2013 - 14:10:52
Waayo Waayo Axsan Wadani waa hees dhuuxa iyo lafaha dhaqaajineeso oo ku fara yareestay Alaah Unaxariiste Anwaab Indha Buur

Click here to watch

Tababarka FIFA oo han qurux badan galiyay da'yarta Soomaaliyeed

Hits: 52 | Monday August 26, 2013 - 21:11:08
Da'yarta kunool magaalada Muqdisho oo qalbiyadooda ee buuxisay farxada tababarka FIFA ufdidisay

Click here to watch

Hees Wadani DUUFAANADA) KOOXDA DEEGAAN 2003

Hits: 79 | Monday August 26, 2013 - 14:06:18
Abwaan Sangub oo hees Qiimo badan u alifay Soomaalida waxana ku luuqeynayo kooxda Deegaan ee Walaalalaha reer Jabuuti

Click here to watch

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Hits: 58 | Monday August 26, 2013 - 21:23:43
Garoonka Muqdisho iyo quruxda ka muuqato

Click here to watch

Horumarka Muqdisho

Hits: 53 | Monday August 26, 2013 - 21:42:55
Nala Daawo qeybo kamid ah Muqdisho oo isha soo jiidaneeso

Click here to watch

Hees Wadani UBAXA DEGMADA WADA JIR IYO HEESTA MUQDISHO)

Hits: 63 | Monday August 26, 2013 - 14:53:59
Maasha'alaah caruur wadaniyada lagu tababaraayo

Click here to watch

Fariin Waalidiinta Qurbaha kunool oo aad muhiim u ah 2013

Hits: 45 | Monday August 26, 2013 - 20:22:47
CAJIIB WAA BARNAAMIJ MUHIIM U AH WAALIDIINTA CARUURTA KU BAR BAARTAY YURUB BY XUDEEFI

Click here to watch

Hees Wadani Damashaad) fore madax weyne hassan sh maxamud, (North America)

Hits: 52 | Monday August 26, 2013 - 14:08:39
Xidigaha Fanaaniinta Waqooyiga Ameerika

Click here to watch

Hees Wadani (TOL LAAY SOOMAALIYEEY)

Hits: 55 | Monday August 26, 2013 - 14:52:19
Hees Wadani (TOL LAAY SOOMAALIYEEY)

Click here to watch

Hees Wadani Masuulkii Tala Hayow ) By kooxdii Qaylo Dhaan iyo Fanaaniinta Nairobi 2013

Hits: 70 | Monday August 26, 2013 - 14:12:03
Fanaaniinta reer Kenya and Jooqlaha reer Qeylo Dhaan

Click here to watch

Magaalada Bergan ee wadanka Norway

Hits: 53 | Monday August 26, 2013 - 20:20:18
By xudeefi

Click here to watch

Heesti Gableyda ii Tuma iyo Alfanaan Nuuriyow

Hits: 53 | Monday August 26, 2013 - 15:31:43
Alfanaan nuuriyow fanaanka Shiribka iyo gableyda oo ku fara yareestay heesti Gableyda ii Tuma

Click here to watch

Heesti Shiribka Iituma Alfanaan Nuuriyow

Hits: 44 | Monday August 26, 2013 - 15:27:47

Click here to watch

Heesti Warsheekh) ee Shukri Sandiko

Hits: 58 | Monday August 26, 2013 - 15:26:18
Shukri Sendiko

Click here to watch