0 Visits: 1188 |
Thursday February 20, 2014 - 11:47:16
Da'yarka kooxda liverpool iyo xulka england oo la hadlaayay tv-ga liverpool ayaa ku rajo weyn in sanadooyin ka dib uu noqdo halyeey sida gerrard oo kale.
2 Visits: 3563 |
Wednesday February 19, 2014 - 13:46:41
Ciyaaryahaanadda kooxda barcelona Neymar iyo Messi ayaa u sheegay taageyrayaasha kooxda barcelona xasuuqi ay ka gaysteen itihad stadium taageyradda ay u hayaan jamaahiirta barcelona.
0 Visits: 1853 |
Wednesday February 19, 2014 - 13:40:14
Halyeeyga kooxda liverpool ahna kabtanka kooxda ayaa ka hadlay rigoorada xalay loo dhigay kooxda barcelona waxa uu yiri gerrard in ay ahayd mid lagu dag dagay garsoorahana uu go'aan gurba qaatay.
1 Visits: 1647 |
Wednesday February 19, 2014 - 13:27:51
Cayaarahaan oo loogu magacdaray mideenta iyo is dhaxgalka sports ee goboladda dalka ayaa waxa ay ka billaawbatay dagmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda dhexe.
1 Visits: 2470 |
Tuesday February 18, 2014 - 11:29:04
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Man City iyo Barcelona Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 10:45pm habeenimo.
0 Visits: 2572 |
Tuesday February 18, 2014 - 11:00:30
Macalinka Arsenal ayaa meesha ka saaray in uu balotelli yahay ciyaaryahan ah mid anshax daran sidaa darteed waa nagu waajib hadii aa nahnay arsenal inaa qirno bandhigga cajiibka ah ee balotelli sida laga soo xigtay arsene wenger.
0 Visits: 1858 |
Tuesday February 18, 2014 - 10:37:12
Tababaraha Bayern Munich Pep Guardiola ayaa shaaciyay ka hor kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Arsenal asagoona tilmaamay in uu xushmada weyn u hayo macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa.
0 Visits: 1316 |
Tuesday February 18, 2014 - 09:27:02
Ciyaaryahan reer swedish iyo kooxda psg ayaa asigoo wareysi siinaayay tv sport ee ka soo baxa magaaladda paris ayuu ciyaaryahankan ku faanay in ay ka guulaysan doonaan psg .
0 Visits: 1400 |
Sunday February 16, 2014 - 14:17:48
Jose Mourinho ayaa qorsheynaya in uu dhameystiro saxiiyada labada ciyaariyahaan oo kala ah Edinson Cavani iyo Luke Shaw ka hor inta uusan bilaaban Koobka Aduunka.
0 Visits: 1433 |
Saturday February 15, 2014 - 20:33:37
Kooxda Manchester ayaa caawa guul ka gaartay naadiga Chelsea kulan ka tirsan FA Cup oo ay ku soo dhaweeyeen garoonkooda
Etihad Stadium, ciyaar ku dhammaatay 2-0, waxaana Blues laga cirib tiray gabi ahaan koobka FA.
0 Visits: 1528 |
Saturday February 15, 2014 - 14:39:18
Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa waxaa la filayaa in ay dhex marto kooxaha kala ah Chelsea iyo Man City Ciyaartaasi oo la filayo in ay soo gasho Saacadu marka ay tahay geeska Africa 8:15pm habeenimo.
0 Visits: 1548 |
Saturday February 15, 2014 - 13:50:05
Wargayska lagu magacaabo Telegraph ee kasoo baxa Dalka England ayaa faafiyay arin yaab gilisay caalamka taa oo ah in la arkay afar nin oo ka tiran xulka gabdhaha ee wadanka Iran.
0 Visits: 1758 |
Thursday February 13, 2014 - 16:06:23
Barcelona Xiiseyneysa David Luiz
Barcelona ayaa muhiimad weyn saari doonta sidii ay xagaagan u soo heli laheyd saxiixa daafaca kooxda Chelsea David Luiz.
Xigasho: Daily Mirror
0 Visits: 1390 |
Thursday February 13, 2014 - 13:40:24
Tababaraha kooxda Man United ayaa waxa ay diirada u saran taahy Daafaca u ciyaara Kooxda Juventus Ninka lagu magacaabo Martin Cáceres ayadoona lala xiriirinayo in uu badal u noqdo Kabtanka kooxda Manchester United ee Nemanja Vidic.
0 Visits: 2865 |
Thursday February 13, 2014 - 13:38:19
Tata Martino Tababaraha kooxda Barcelona Tata Martino ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Real Sociedad oo ay marti u ahaayeen isagoo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inay gaaraan Finalka Copa del Rey.
0 Visits: 3962 |
Thursday February 13, 2014 - 13:31:49
Kadib bar bar dhicii Real Sociedad ee xalay Barcelona ayaa 3-1 isku cel celis ahaan ku soo gaartay final-ka Copa del Rey waxaana ay wajihi doonaan Real Madrid.
0 Visits: 1417 |
Thursday February 13, 2014 - 10:41:32
Goolhaya Arsenal Wojciech Szczesny ayaa ka hadlay bar barihii ay lagaleen kooxda Man United xalay isagoo sheegay inuu aad uga xun yahay bar barahaas sidoo kale wuxuu sheegay inay ka faa,idaysan waayeen fursado fiican oo ay heleen ciyaarta.
0 Visits: 1401 |
Thursday February 13, 2014 - 10:41:25
Kooxda man United laguna naaniiso shayaadiinta cas cas iyo Kooxda Arsenal ayaa xalay Goonka lagu Magacaabo fly Emirates ayna ku ciyaarto Arsenal waxaa ku dhexmartay ciyaar xiiso leh taa oo ay wada sugayeen taageerayaal farabadan.