Featured

Faahfaahin: Sidee ayuu Soomaalida u saameynayaa isbedalka lagu sameynayo sharciga socdaalka

0 Visits: 1554 | Thursday November 26, 2015 - 14:04:26
Hadaba sharciga cusub sidee u saameynayaa Soomaalida. Sharciyada ku meel gaarka ah ee la bixinayo (Tidsbegränsade uppehållstillstånd) isbedalaan ayaa saameynaya dhamaan soo galootiga. Dadka laga soo qaado xeryaha qaxootiga iyo familada caruurta leh ee isdhiibay ka hor maanta ayuusan sharcigaan qaban…

Read More »

Ka Hor Kulanka El-Clasico-da Waa Sidee Shaxda Isku Darka Real Madrid Iyo Barcelona? BBC VS MSN Midkee Shaxda Isku Darka Labada Kooxood Ku Soo Baxay?, Sidoo Kale Madrid & Baca Kooxdee Ciyaartoyda Ugu Badan Ku Leh Shaxdan

0 Visits: 3259 | Saturday November 21, 2015 - 01:38:21
Caadiyan markasta oo la ciyaarayo kulan wayn, waxaa la sameeyaa shaxda isku darka labada kooxood, laakiin in aad Real Madrid iyo Barcelona ka soo kala doorato ciyaartoyda hal shax ah ayaa marka horeba wax adag ah. Waxaa labada kooxood ka ciyaara xidigaha aduunka ugu fiican, waana sababta ay ku adag…

Read More »

Raysal wasaaraha: Sweden waa wadan qalbi caruureed leh oo si fudud loo qiyaani karo

0 Visits: 1044 | Saturday November 21, 2015 - 01:33:45
Raysal wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa shalay ka dhawaajiyay hadal dood badan dhaliyay, ka dib markii uu soo bandhigay dhowr arimood oo lagu soo kordhinayo la dagaalanka argagixisada. Hadalka raysal wasaaraha ayaa ka dambeeyay ka dib markii Sweden ay kor u qaaday u diyaar garowga weerar argagixiso…

Read More »

Maamulka Deg. Warsheekh Oo Dib Uhowlgeliyay Dugsiga Hoose, Dhexe Ee Hiraabe Calasow.

0 Visits: 3633 | Wednesday November 11, 2015 - 23:05:17
Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka, isla markaana dib loogu hirgelinayay dugsiga hoose, dhexe Hiraabe Calasow, Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo sidoo kalena mas'uuliyintaan…

Read More »

Maamulka Degmada Warsheekh iyo Kan Gobolka Oo Wado Jaay ah Dhagax Dhigay (Sawiro+Video)

0 Visits: 3263 | Friday November 06, 2015 - 16:39:58
Mashruucan oo lagu dhisayo wado dheer oo jaay ah taas oo ka bilaabanaysa deeegaanka Ceelmacaan ilaa Degmada Warsheekh ayaa waxaa dhagax dhigay guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo ay wehliyaan mas'uuliyiin kale oo maamulka ka mid ah.

Read More »

Dukaanka ICA oo lagu eedeeyay in ay argagixisada taageero u sameeyeen

0 Visits: 1340 | Friday November 06, 2015 - 01:25:59
Dukaanka ICA Maxi ee cuntada laga iibsado ayaa lagu eedeeyay isbuucaan in uu taageero u fidiyay ururka ISIS ee ka dagaalama bariga dhexe.

Read More »

Walaac xoogan oo soo wajahay madaxda sare ee Alshabaab

0 Visits: 1206 | Friday November 06, 2015 - 01:20:59
Afhayeenka Guud Ururka Al Shabaab, Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa wuxuu sheegay inaysan marnaba aqbali doonin in kala qaybsanaan laga dhex abuuro Ururka dhexdiisa.

Read More »

Siyaaradi Sh: Cabdi Ow Cumar & Sh: Muxumed Sh: Cabdi oo lagu qabtay London UK (Sawiro)

0 Visits: 2041 | Wednesday November 04, 2015 - 00:27:28
Waxa magaalada London ee boqortooyada dalka Ingiriiska lagu soo gaba gabeeyay siyaarada masha'iqda Soomaaliyeed ee Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar iyo Sheekha uu dhalay ee Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar.

Read More »

Maamulka Degmada Warsheekh oo gaaray deegaanka Ceelmacaan oo katirsan degmadaasi. (Sawiro)

0 Visits: 1401 | Tuesday November 03, 2015 - 04:33:31
Wafdi balaaran uu horkacaayo gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa booqasho ku tagay deegaanka dekeda dabiiciga leh ee Ceel macaan oo kamid ah deegaanada hoos yimaado degmada Warsheekh.

Read More »

Siyaaradi Caalimiinta oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 2910 | Friday October 30, 2015 - 21:20:44
Waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gunaanaday siyaaradi caalimiinta Soomaaliyeed ee Sheekh C-raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Xubnaha Guddiga Farsamada Maamulka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo Maanta la Magacaabay -

0 Visits: 978 | Friday October 30, 2015 - 19:37:04
Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar & Sh: Maxamed oo lagu soo qatimay Nairobi (Sawiro)

3 Visits: 2394 | Monday October 26, 2015 - 01:28:01
Maanta oo ah maalin axad ah waxaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu soo qatimay Xuska Siyaaraadka Mashaa'ikhda Somaliyed ee Sh Cabdi celi Iyo Sh Muxamed Sh Cabdi Celi.

Read More »

Maxaa ka taqaan Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh?. (Warsheekh oo cagta saartay guushi horumarka)

0 Visits: 2698 | Sunday October 25, 2015 - 00:36:10
Tuulada Ruun Shiikhow ee degmada Warsheekh oo ah deegaan kulansaday Dhul beereed iyo Xowlo ayaa waxa dhawaa gaaray halkaasi maamulka degmada Warsheekh uu horkacayo gudoomiyaha degmada mudane Axmed Xuseen (Axmed Shiidka).

Read More »

Wadamada Reer Yurub oo si gaar gaar ah Sharciyo uga soo saarayo Qaxootiga faraha badan ee kusoo wajahan

0 Visits: 1860 | Sunday October 25, 2015 - 00:05:42
Dowlada Sweden iyo mucaaradka ayaa heshiis ku gaaray in dhamaan qaxootiga cusub la siiyo sharci ku meel gaar ah. Heshiiskaan ayaa waxaa wada galay xulufada Alliansen iyo dowlada, waxaa heshiiskaan diiday xisbiga Vänsterpartiet (V) iyo SD oo laga soocay.

Read More »

Muxuu la ilmeeyay Taliyaha Xooga dalka Soomaaliya?.

0 Visits: 1520 | Sunday October 25, 2015 - 00:05:42
Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini ee magaalada Muqdisho xilligaasi oo uu kormeerayay qeybaha ay ka kooban tahay xeradaasi.

Read More »

Rajadii Soomaalida Oslo oo soo noolaatay

0 Visits: 1765 | Sunday October 25, 2015 - 00:05:42
Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Oslo Norway Oo U Hambalyeyay Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse Iyo Xildhibaanad Faadumo Cali Madar Oo Mar Labaad Ku Guuleystay Ineey Ka Mid Noqdaan Golaha Deegaanka Oslo Dhamaan Jaaliyada Soomaliya Ee Dalka Norway Ayaa

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo mar kale is-hor-taagay waddoooyinka la xiri lahaa (SAWIRRO)

0 Visits: 1347 | Sunday October 18, 2015 - 16:36:19
Maamulka gobolka Banaadir ayaa mar kale is-hortaag ku sameeyay amar uu bixiyay wasiirka amniga Qaranka Somalia, kaasoo in la xiro wadada u dhexeysa isgoyska K-4 iyo hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir.

Read More »

Ninka Daacish u Gowraca Dadka oo la sheegay inuu Soomaaliya u soo socdo

0 Visits: 2007 | Sunday October 18, 2015 - 16:33:01
Ninka inta badan wajigiisa aan la arkin ee ku caanbaxay u gowracitaanka kooxda DACISH dadka ay qabtaan ee John Jihadi ayuu wargeyska reer Britain ee The Mirror daaabacay maanta inuu qorsheenayo inuu uso safro Soomaaliya kuna biro Xarakada Al-shabab oo Al-qaeda xiriir laleh.

Read More »

Banaanbax nabadeed oo isugu soo baxeen Soomaalida kunool Islii iyo Madax (Sawiro)

0 Visits: 1201 | Sunday October 18, 2015 - 16:17:33
Waxaa shalay ka dhacay xaafadda Eastleigh (Islii) ee ka tirsan degmada Kamukunji ee magaalada magaalada Nairobi, isku-soo-bax nabaddeed ay ka qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaanka laga soo dortay degmadaas Mudane Yusuf Hassan Abdi, Hagaamiyaha Golaha Aqlabiyada ee Barlamaanka…

Read More »

Haweeneydii soomaalida ee ay booliska Norway toogteen oo xabsi loo taxaabay

0 Visits: 1365 | Saturday October 17, 2015 - 15:22:17
Booliska dalka Norway ayaa maanta maxkamad horgeeyay haweeneydii soomaalita ee ay 18-kii bisha september ku toogteen xaafadda Gronland ee caasimadda Oslo, waxaana lagu xukumay afar isbuuc oo xarig ah inta meel laga saarayo kiiskeeda.

Read More »

Maamulka Degmada Warsheekh oo kormeer ku tagay Tuulada Qeylo Weyne ee degmadaasi (Sawiro)

0 Visits: 1746 | Thursday October 15, 2015 - 20:06:28
Shacabka kudhaqan tuulada Qeylo-Weyne ee degmada Warsheekh ayaa si diiran usoo dhaweeyay wafdi balaaran uu horkacayay gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Coll; Axmed Xuseen Axmed (Shiidka).

Read More »

Beesha Waceysle oo kulan balaaran isugu timid Sweden (Sawiro)

0 Visits: 1693 | Tuesday October 06, 2015 - 13:39:04
Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 4.10.2015 kulan wada tashi ah isugu yimid jaaliyadda wacaysle ee ku nool magaalada gothenborg ee dalka swedhen, kulankaas oo laaga hadlaayey horumarka ka socda dalka iyo sidii ay beeshu uga qayb qaadan lahayd howlaha ka socda dalka iyo deegaanka ay beeshu degto.

Read More »