Video Updates

Heesti Warsheekh) iyo Baashaalka Somalida Konfur Afrika

Hits: 75 | Monday August 26, 2013 - 15:24:31
Jaaliyada Soomaalida Konfur Afrika iyo Caweeska heshti Warsheekh iyo codkii Alfanaan Jubba

Click here to watch

Heesti Warsheekh) Alfanaan CABDI QAADIR JUBBA Orginal Qoraal

Hits: 56 | Monday August 26, 2013 - 15:20:49
Heesta Warsheekh ee Jubba oo by Qoraal ah

Click here to watch

Heesti Warsheekh) Alfanaan CABDI QAADIR JUBBA ee garoonka kubada cagta

Hits: 65 | Monday August 26, 2013 - 15:17:21
Afkaaga Caano lagu qabay Alfanaan Juba iyo Heesti Warsheekh

Click here to watch

Hees Wadani Soomaalaay is Aamina) Columbus

Hits: 60 | Monday August 26, 2013 - 14:47:12
Xaflada Taageerida RW, Saacid ee Columbus

Click here to watch

Hees Wadani Somali yaa u maqan)

Hits: 47 | Monday August 26, 2013 - 14:13:33
Qaar kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee kunool North America

Click here to watch

Caro ka dhalatay tacadi loo geestay W/Ganacsiga Somaliland (Video)

Hits: 53 | Friday August 16, 2013 - 07:09:42
BulshoWeynta reer Gabiley oo si kulul uga jawaabay gabood fal ee maamulka gobolka ugeesteen Wasiirka ganacsiga ee maamulka Somaliland oo halkaa booqanayay Halkaan Hoose kadaawo Vedeo-ga

Click here to watch

Hees Cusub Dhaxdin By Mursal Muuse & Hodan C raxmaan dheere 2013

Hits: 89 | Monday August 12, 2013 - 07:19:47
Halkaan Hoose kadaawo Labadi Fanaan ee in badan sida weyn loo hadal hayay iney heeso wada qaadi doonaan

Click here to watch

Daaawo!!”Gableeyda iyo Guuxa Rayidka ”

Hits: 92 | Sunday August 11, 2013 - 09:49:45
Waa barnaamijkii aad dhawaanahaan naga sugeyseen ee la magac baxay ” Gableeyda iyo Guuxa Rayidka” oo Todobaad kii mar aan soo bandhigi doono haduu alle idmo. maantana barnaamijka Gableeyda iyo Guuxa Rayidka waxa uu kusaab san yahay Jaceelkii Axmed Caalin Xiiso badan ayuuna xambaarsan yahay ee Daawasho wanaagsan.

Click here to watch

(Cashirka 7.aad), Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/lahi Cali Adan" (Dhamaad)

Hits: 98 | Wednesday July 17, 2013 - 15:32:53
Waa Cashirki Todobaad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 6.aad), Laylatul Qadriga "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 64 | Tuesday July 16, 2013 - 02:49:21
Waa Cashirki Lixaad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 5.aad), Sunnada kujirta Soonka "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 71 | Sunday July 14, 2013 - 18:44:39
Waa Cashirki Afaraad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 4.aad), Sunnada kujirta Soonka "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 95 | Saturday July 13, 2013 - 15:19:04
Waa Cashirki Afaraad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 3.aad), Waxyabaha Soonka Buriyo "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 53 | Friday July 12, 2013 - 14:04:20
Waa Cashirki Labaad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 2.aad), Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 41 | Thursday July 11, 2013 - 16:04:25
Waa Cashirki Labaad oo katirsan muxaadaro taxane ah oo kusaabsan fadliga bisha Ramadaan iyo sida ugu haboon ee looga faa'iideesan karo, waxana aqrinayo Muxaadarada Fadiilatu Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan .

Click here to watch

(Cashirka 1.aad), Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/lahi Cali Adan"

Hits: 67 | Wednesday July 10, 2013 - 15:42:12
iyadoo ee inoo curatay bishi barakeesneed ee Ramadaan ayaa waxanu ugu bishaareeneena Aqristayaasheena meel walba oo ee joogaan in maalin walba muxaadaro toos ah halkaan idinku soo gudbin doonto taasi oo la xiriirto sida umada Muslimiinta gaar ahaan dadkeena Soomaaliyeed uga faa'iideesan lahaayeen fadliga ee leedahay Bishaan QIimaha iyo qadarinta Mudan.

Click here to watch

siyaarada sheekh cali canbar (4) 2013 Niarobi Kenya

Hits: 100 | Wednesday May 22, 2013 - 15:40:25
Waxa Idin Fuudeeyay Muuqaalkani Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Nairobi E-Mail: warsheekh10@hotmail.com

Click here to watch

siyaarada sheekh cali canbar (3) 2013 Niarobi Kenya

Hits: 139 | Wednesday May 22, 2013 - 15:41:31
Waxa Idin Fuudeeyay Muuqaalkani Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Nairobi E-Mail: warsheekh10@hotmail.com

Click here to watch

siyaarada sheekh cali canbar (2) 2013 Niarobi Kenya

Hits: 88 | Wednesday May 22, 2013 - 15:34:41
Waxa Idin Fuudeeyay Muuqaalkani Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Nairobi E-Mail: warsheekh10@hotmail.com

Click here to watch

siyaarada sheekh cali canbar (1) 2013 Niarobi Kenya

Hits: 136 | Wednesday May 22, 2013 - 15:32:41
Waxa Idin Fuudeeyay Muuqaalkani Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Nairobi E-Mail: warsheekh10@hotmail.com

Click here to watch

Daawo Muuqaal Toos ah Rabashadi Burco oo xabado leesu adeegsanayo

Hits: 58 | Monday May 13, 2013 - 21:02:27
Halkaan Hoose ka daawo Muuqaaladi maanta ee rabashadi Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer oo xabado nool leesu adeegsaday

Click here to watch

Muqaal Sir ah: Halkaan kadawo kulanki Md. Xasan & Eng Feysal Cali Waraabe oo waraaqo kala saxiixanayan

Hits: 93 | Monday May 13, 2013 - 01:40:11
Halkaan Kadaawo Muuqaal sir ah oo laga helay kulanki dhax maray wafdiga madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasiga reer Somaliland Eng Feysal Cali Waraabe

Click here to watch

Boolis Ameerikaan ah oo ku Ciyaaraya nin Shacab ah (QOSOL)

Hits: 69 | Friday May 10, 2013 - 09:53:20
Askar ayaa si cajiib leh u cabsi gelisay nin darawal ah!

Click here to watch