0 Visits: 691 |
Tuesday November 13, 2018 - 08:42:34
Wararka aan heleyno Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi Al-shabaab ay ku dileen xubin sare oo ka tirsanaa Shabaab,halka kuwo kalena ay qabqabteen.
0 Visits: 517 |
Monday November 12, 2018 - 08:34:29
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka bisha November 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
0 Visits: 509 |
Sunday November 11, 2018 - 12:14:05
Mudane Axmed Abul-qeyd oo ah Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa oo ay kooxda xakjirka ah Jimcihii la soo dhaafay ay ku qaadeen Hotel dadka rayidka ah ay u badan yihiin oo ku yaalla isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho, ayna ku dhinteen dad maato…
0 Visits: 572 |
Sunday November 11, 2018 - 11:47:09
Ciidamada ammaanka dowlada federaalka Soomaaliya kuwa Booliska ayaa xalay waxa ay howlgalo ka sameeyeen Duleedka Magaalada Muqdisho,halkaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka dhaceen dilal qorsheysan oo loo geystay dad isugu jiray Askar iyo dad shacab ah.
0 Visits: 560 |
Sunday November 11, 2018 - 09:28:39
Wararka saakay aan ka heleyno Deeganka Meertaqwo oo hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday goob maqaaxi oo shaah laga cabo oo ku taalla deegaankaasi
0 Visits: 579 |
Saturday November 10, 2018 - 14:10:34
Wararka naga soo gaarayo Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayan in weerar lagu qaaday Gaari ay la socdeen dad soo duugay Meydadka qaar kamid ah dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho.
0 Visits: 480 |
Saturday November 10, 2018 - 11:08:15
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Gutters ayaa lagu cambaareeyey weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho ay geysteen Ururka Al-shabaab.