Wararka

Xog:-Mukhtaar Roobow Oo Isku Soo Dhiibayo Maamulka K/galbeed

0 Visits: 117 | Tuesday February 14, 2017 - 13:56:05
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay Wararka sheegaya sheegaya in Afhayeenkii hore ee Ururka Al Sahabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur in uu isku soo dhiibayo maamulkooda.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Hay'adaha Gargaarka Iyo Beesha Caalamka + Sawirro

0 Visits: 112 | Tuesday February 14, 2017 - 13:28:40
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga qeyb qaadan karto gurmadka abaaraha.

Read More »

Faah Faahin:-Nabadoon Caawa Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 134 | Monday February 13, 2017 - 22:28:18
Waxaa caawa Magaalada Muqdisho lagu dilay gaar ahaan Suuqa Bakaaraha Nabadoon Caan ka ahaa gudaha Magaalada Muqdisho.

Read More »

Top News:-Saraakiil Al Shabaab Ah Oo Maanta Isku Soo Dhiibay Koonfur Galbeed

0 Visits: 115 | Monday February 13, 2017 - 22:12:43
Labo Sarkaal oo ka tirsanaa Ururka Al Shabaab oo watay hub kala duwan ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Baydhabo.

Read More »

Madaxweynaha Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Xildhibaan Siciid Xasan Geedi

0 Visits: 136 | Monday February 13, 2017 - 16:11:44
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi oo ahaa xubin ka tiran Barlamaanka cusub, maalmahan dambena ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.

Read More »

Maxkamadeynta Badmaaxiyiin Oo Gaalkacyo Ka Dhacday

0 Visits: 77 | Monday February 13, 2017 - 15:47:10
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug qeybta Galmudug waxaa Maxkamadeyntooda ay ka dhacday Badmaaxiyiin u dhashay Dalka Yemen, kuwaasi oo horey ugu eedeysnaa Kalluumeysi sharci daro ah.

Read More »

Xildhibaan Siciid Xasan Geeddi Oo Maanta Muqdisho Lagu Aasay + Sawirro

0 Visits: 179 | Monday February 13, 2017 - 15:26:41
Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya kaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ururka Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Ciidamo Cusub + Sawirro

0 Visits: 106 | Monday February 13, 2017 - 15:05:00
Ururka Al Shabaab ayaa Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigay Ciidamo cusub sida ka muuqata Sawirro ay ku baahiyeen Warbaahintooda.

Read More »

Micheal Keating Oo Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo

0 Visits: 114 | Sunday February 12, 2017 - 15:41:51
Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayan in maanta halkaasi uu gaaray wafdi ka socda Q.M.

Read More »

Saraakiil Ka Tirsan DFS Oo Maanta Lagu Dilay Gobolka Sh/hoose

0 Visits: 113 | Sunday February 12, 2017 - 14:56:55
Abaandulihii guuutada 6-aad ee qeybta 12-ka Abriil Korneel Xeyle iyo Taliyihii Ururka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan baakaati ayaa la xaqiijiyay in Maanta lagu dilay qeybo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xildhibaanada Somaliland Oo Ansixiyay Heshiiskii Saldhiga Milatari Ee Dowlada Imaaraadka

0 Visits: 153 | Sunday February 12, 2017 - 14:00:39
Xildhibaanada Labada Gole ( Guurtida iyo Wakiilada) ee maamulka Soomaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay heshiiskii Saldhiga Milateri ee Xukuumada Somaliland lagashay dowlada Imaaraadka Carabta.

Read More »

Doorashooyinka Dalka Ka Dhacay Oo Saameyn Weyn Ku Reebay Lacagta Shiling Soomaaliga

0 Visits: 98 | Sunday February 12, 2017 - 13:31:28
Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo la hadlay Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa ka warbixiyay waxyaabaha keenay isbadalka ku yimid Lacagta Shilling Soomaaliga oo dhawaan gaartay meeshii ugu hooseesay.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Ka Dhacay War-maxan

0 Visits: 110 | Sunday February 12, 2017 - 13:21:23
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidanka dowlada Soomaaliya iyo Ururka Al Shabaab ayaa waxa uu xalay ka dhacay Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Xog:-Farmaajo & Xasan Sheekh Oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Villa Soomaaliya

0 Visits: 193 | Saturday February 11, 2017 - 15:55:13
Madaxweynaha cusub Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ku leh Kulan albaabada ay u xiran yihiin.

Read More »

Banaanbaxii Ugu Weynaa Oo Maanta Ka Dhacay Daljirka Daahsoon + Sawirro

0 Visits: 123 | Saturday February 11, 2017 - 15:16:21
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Taallada Daljirka Dahsoon ka dhacay Banaanbax xoogan oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo kaa oo ay kasoo qeyb galeen shacab aad u farabadan oo watay Sawirada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Read More »

Madaxweynaha Oo Kulan La Qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira

0 Visits: 110 | Saturday February 11, 2017 - 13:59:06
Madaxweynaha cusub Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la kulmay Madaxda maamul Goboleedyada dalka jira waxaana ay ka wada hadleen sidii loola shaqeyn lahaa Madaxweynaha cusub islamarkaana Madaxda maamul Goboleeyada ay qeyb uga noqon lahaayeen howlaha horumarinta…

Read More »

Jacob Zuma Oo U Hambalyeeyay Madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 109 | Saturday February 11, 2017 - 13:08:13
Madaxweynaha dalka Koofur Afrika Jacob Zuma ayaa u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya waxaana uu ballan qaaday in dowladdiisu ay si dhow ula shaqeyn doonto Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq 5 Shan Qodob Ka Kooban Diray + Sawirro

0 Visits: 110 | Saturday February 11, 2017 - 12:56:22
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed "Farmaajo" ayaa ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta.

Read More »

Banaanbaxyo Waa Weyn Oo Hada Ka Socda Muqdisho & Gobolada Dalka

0 Visits: 133 | Thursday February 09, 2017 - 12:07:12
Waxaa hada Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Xarunta Daljirka Daahsoon ka socda Banaanbax xoogan oo lagu taaageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Read More »

Akhri:-5 Arrimood Oo Madaxweyne Farmaajo Si Deg Deg Ah Looga Baahan Yahay Inuu Wax Uga Qabto

0 Visits: 115 | Thursday February 09, 2017 - 11:32:23
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa horyaallo arrimo badan oo ay ka mid yihiim amniga, musuqa, dowlad wanaagga, iyo abaaraha hadda Soomaaliya saameeyay.

Read More »

Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Puntland Oo Geeriyooday

0 Visits: 145 | Thursday February 09, 2017 - 10:10:17
Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Dubai ee dalka isu taga Imaaraatka Carabta.

Read More »

Dowlada Mareykanka Oo Soo Dhaweeysay Doorashada Madaxweynaha Cusub

0 Visits: 136 | Thursday February 09, 2017 - 09:41:16
Dowlada Mareykanka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmaajo) oo xalay si aqlabiyad leh ay baarlamaanka Soomaaliya ugu doorteen gudaha Magaalada Muqdisho.

Read More »