Dawladda Soomaaliya ayaa ka dalbatay Qaramada Midoobay in albaabada la iskugu dhufto xafiiskeeda siyaasadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan UNSOM. Arrintaas ayaa af-hayeen u hadlay Qaramada Midoobay uu VOA u sheegay inaysan lama filaan ku noqonin.
Halkaan Hoose ka dhageyso