Muqdisho iyo sida looga dabaa dega munaasabada Ciida

Guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool Soomaaliya, Soomaalida Kenya, tan Itoobiya iyo Jabuti ayaa maanta oo Axad ah u dagaal-dagay munaasabadda maalinta Ciidul-Adxaa.

Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Soomaaliya ayaa si isku mid ah hambalyo ku aaddan munaasabadda ciiddan u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles