Marti Galiyaasha Tartanka Euro Iyo Difaacdayaasha Tartanka Makasoo Gudbi Doonaan Mashaqada Caawa Hortaalo?

Koobka Euro 2024 Wuxuu Maraa Mid Kamid Ah Marxaladaha Ugu Murugta Badan Uguna Haliista Badan Kadib Markii Laga Soo Gudbay Wareega Guruubyada Oo Ahaay Mid Xoogaha Jaanis Leh Maadaama Illaa Iyo 3 Kulan Heysatid .

Laakiin Marxaladaan Waa 90 Daqiiqo Kaliya Iyo Waqti Dheeri Ah Oo Hadii Lakala Bixi Waayo Lagu Darro Illaa Laga Gaaro Gool Kulaad Taasoo Ah Kala Saartada Labada Xul Hadii 120 Daqiiqo Kala Bixi Waayaan .

Caawa Laba Kulan Ayaa Jiraan Oo Adaga Kuwaasoo Ukala Dhaxeeyaan Italy Iyo Switzerland  , Germany Iyo Denmark , Waa Laba Kulan Oo Indhaqabad Leh Oo Aanan Sahal Aheynin .

Kaliya 2 Xul Ayaa Usoo Gudbi Doono Wareega Sideedda Caawa 2-da Kalana Gurigooda Ayey Aadi Doonaan  Waxaa La Dhahaa Wareegaan 16-ka Ah Ilaa Iyo Final Waa Wareegyada Ooyinta Iyo Farxada Iskujiraan.

Waa Kuwee Labada Xul Ee Caawa Soo Gudbi Doonaan Difaacdayaasha Koobka Italy Ama Switzerland Oo Layaab Sameyneysi Dhanka Kale Martigaliyaasha Germany Ama Denmark Oo Ah Xul Aanan Sahlaneyn Hoos Kusoo Qor Fikirkaaga Ku Aadan Kulamadaan Adag .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles