Alonso Oo Dhabarka Katoogtay Liverpool Fans

Macalinka kooxda Bayern Leverkusen Ee Xavi Alonso Ayaa Lagu Soo Warramayaa Inuu Heshiis Hoose La Gaaray Kooxdiisi Hore Ee Uu Ciyaaraha Kaga Fadhiistay Ee Bayern Munichen Kuwaasoo U Arka Macalin Ku Haboon Bayern Oo Xilli Ciyaareedkaan Kala Daadsan Islamarkaana Uu Ku Jahwareeray Thomas Tuchel Kaasoo Sanadki Hore Barkiisa Cml Xilka Kala Wareegay Nigelisman Oo Shaqada Laga Ceyriyey .

Alonso Sanadkaan Wacadrro Waali Ah Ayuu Ka Muujinayaa Leverkusen Waa Unbeaten Tartamada Oo Dhan Sanadki hore Uu Qabtayne 17 Ayey Joogtay Meelahaas Gabagabadii Europe League Uu Keenay Oo Ay Hadda 16-ka Joogto Halka Horyaalka Uu Ku Hogaaminaayo 10 Dhibcood Oo Nadiif Ah .

Records Cajiib Ah Ayuu Ka Sameyey Macalinkaan Bundesliga Waliba Wuxuu U Socdaa Inuu U Qaado Leverkusen Koobkeedi Ugu Horreeyey Ee Bundesliga Oo Aysan Waligood Ku Guuleysan Hadii Aysan Wax Isbadalin .

Macalinkaan Ayaa Waayadaan Lala Xiriirinaayey Kooxo Badan Oo Ay Liverpool U Horreyso Asigoo Niyad Jab Kuriday Taageerayaasha Xamaasada Badan Ee Liverpool Ee Filaayey Inuu Badalaayo Klop Xilli Ciyaareedka Soo Socda Sida Wararka Germany Ka Imaanayaan Ay Sheegayaan .

Waxaa La Leeyahay Alonso Wuxuu Kacabsanaa Inuu Fashilmo Maxaa Yeelay Liverpool Dhulka Ayey Tiilay Waayo Badan Kadib Klop Ayaa Qabtay Hawada Sare Geeyey Asigoo 9 Sano Ugu Qaaday Horyaal , Champions league, FA Cup, Uefa Super Cup, FIFA Club World Cup, Community Sheild Iyo Caraboa Cup 2 Jeer Ah .

Makulatahay In Liverpool Ay Ka Cadaadis Badantahay Bayern Munichen Sida Wararka Sheegayaan Oo Ah In Alonso Kacabsanayo Cadaadiska Iyo Inuu Isleeyahay EPL Challenge Aad U Adag Ayaa Kajira Kama Bixi Kartid Fikirkaaga .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles