Ardayda Degmada Ceel-dheer oo 33 sano kaddib ka qeybgalaya imtixaannada shahaadiga Dowladda Soomaaliya

Magaalada Ceel-dheer ee gobolka Galguduud waxaa tan iyo bishii Jannaayo ee sannadki hore ee 2023-ki gacanta haya Dowladda Soomaaliya, kaddib marki ay ciidanka xoogga Soomaaliya uu ka xoreeyay ururka Al Shabab oo magaalada ka talinayay in ka badan 12 sannadood.

Hadda, magaalada Ceel-dheer waxaa ka jira horumarro dhanka nolosha ah sida ay sheegeen saraakiisha maamulka degmada. Horumarradaasi waxaa ka mid ah, in marki ugu horreysay muddo 33 sano ah kaddib ay ardayda magaalada u rasiisteen imtaaxaanadka shahaadiga ah ee Dowladda Soomaaliya.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles