Arteta Muxuu Kadhahay David Raya Kadib Guushii Xalay

Macalinka Kooxda Arsenal Mikel Arteta Ayaa Ammaan Ugu Qubeeyey Goolhayihiisa David Raya Oo Xalay Noqday Geesiga Arsenal Usoo Gudbiyey Wareega 8 Dhamaadka Tartanka Dhaga Weynaha Ee Champions League Kaasoo Ay 4-2 Rigoorayaal Ah Kaga Soo Baxeen Kooxda FC Porto Oo Labada Lug Min 1-0 Ku Kala Baxeen Balse Rigoorayaal Ku Kala Baxeen Raya Ayaana Bad Baadiyey Laba Rigoore.

Arteta Oo Kahadlaya Raya-na Waxa Uu Yiri Sida Tan ” Aniga Hadda Ma Fiirinaayo Waa Ku Qanacsanaay Markiisi Hore Inuu Noqonaayo Mid Cajiib Ah”.

” Waa Aragtaan Xoogaha Maalmihiisi Ugu Horreeysay Ee Halkaan, (His Body Language) Luqada Jireedkiisa, Booska Uu Ka Ciyaaro Si Weyn Uma Ma Saameynaayo Taasina Waa Tayada Muhiimka Ah Ee Goolhaye”.

Qaar Kamid Ah Arsenal Fans Ayaa Dhaliilsanaa Xiddigaan Balse Hadda Tayadiisa Maqarsana Kalsoonida Arteta Ayaana Shaqeysay Asigane Wuu Kasoo Dhalaalay .

Adiga Ahaan Wali Maku Dhagantahay Oo Ramisdale Miyaa Ka Doorbidee Arsenal Fan Ahaan Mise Waa Ka Fuqday Fikirkaaga .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles