Arteta Oo Soo Galay 10-ka Macalin Ee …

Macalinka Arsenal Mikel Arteta Ayaa Kamid Noqday Macalimiinta Ugu Badan Ee Ku Guuleysta Macalinka Bisha Ee Horyaalka EPL Wuxuuna Soo Galay Kaalinta 9-aad Asigoo Lamid Noqday Rafa Benitez Oo Ay Kuwada Guuleysteen Min 7 Jeer .

Ninka Ugu Badan Waa Sir Alex Fergusen Oo 27 Jeer Ku Guuleystay Waxaana U Dhaxeyso 20 Jeer Ma Isleedahay Macalinkaan Da’da Yar Carcartana Kusocda Wuu Gaari Karaa Record-kaan Weyn Ee Uu Hogaaminayo Sir-ka Hoos Kusoo Qor Fikirkaaga.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles