Axmed Madoowe oo wado socdaal dhiiro gelin ah (Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmdow kooxaha khawaarijta laga saaray.
Boqolaal shacab ah ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay bartamaha magaaladaan.
Madaxweynaha ayaa u tagay degmada Afmadow dardargalinta howlgalada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland kuwaas oo guulo wax ku ool ah laga gaaray maalmahii lasoo dhaafay.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles