Booliska Dalka Sweden oo Awood dheeri ah lasiiyay (warbixin)

Sharci Cusub oo awood siinaya Booliska Dalka Sweden ayaa ka bilowday Dalka kaasi oo dhigaya in baaritaan lagu sameeyo Qof kasta hadii Booliska u baahdo iyadoo laga Shakin.

Goobaha sida aadka uu Sharcigan uga Shaqeenayo waxaa kamid ah Meelaha ay ka dhacaan Toogashooyinka iyo Dilalka.

Hanaanka Cusub ee Dowlada bilaabeyso ayaa ah säkerhetszoner ama visitationszoner iyadoo Baaritaan kadis ah laga Sameenayo Awooyinka qaar.

Shacabka qaar ayaa Sharcigan ku tilmaamay Mid halis ah madama Baaritaan lagu Sameenayo Qof aana danbi geysan.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles