Canada oo muhaajiriinta dalkeeda ladamacsan

Dalka Canada waxa uu ka mid yahay waddamada sanadihii u danbeeyey ay ku qulqulayeen boqolaal qof oo isugu jira tahriibayaal iyo magangaliyo doon, kuwaasi oo in badan oo ka mid ah ay ka gudbaan xuduuda uu dalkaasi la wadaago dalka Maraykanka.

Dawlada ayaa qorshaynaysa hindise tilmaamaya in xabsiyada dalkaasi lagu hayn karo dadka la tuhmo inay halis ku yihiin amaanka.

Hindisahaan cusub ayaa yimid kadib marki dalkaasi kadhaceen rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac kuwaasi oo ee geesanayaan kooxo ajnabi ah.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles