Wararka

Booliiska Dalka Jarmalka oo war kasoo saaray nin dhawaan dil iyo dhaawac ka geystay magaalada Würzburg

0 Visits: 259 | Monday June 28, 2021 - 21:43:46
Booliiska wadanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u shaaciyay magaca wiil Soomaali ah oo dhawaan gudaha dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin u dhalatay dalkaasi.

Read More »

Maxaa kasoo kordhay kulanki madasha qaranka.

0 Visits: 210 | Monday June 28, 2021 - 21:43:44
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhow ka furmay Teendhada Afisyooni, Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa shir guddoominaya, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxweynayaasha Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koofur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Read More »

Mucaaradka dowlada Itoobiya oo la wareegay deegaano

0 Visits: 209 | Monday June 28, 2021 - 21:43:39
Jabhadda Tigreega ee TDF oo todobaadyo dagaalo kula jirtay Ciidamada Itoobiya ayaa ugu dambeyn maanta la wareegay magaala madaxda Gobolka Tigray ee Mekelle.

Read More »

Maxaa kala socotaa, qilaafka Hirshabeele iyo Xukuumada?

0 Visits: 215 | Sunday June 27, 2021 - 23:19:02
Maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay inaysan qeyb ka heyn shirka lagu wado inuu maanta Muqdisho uga furmo golaha wadatashiga qaranka, kaasoo uu iclaamiyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Read More »

Afduubyadi kadhacay Islii oo xog rasmi ah laga helay

0 Visits: 198 | Sunday June 27, 2021 - 23:19:01
Booliska Kenya ayaa soo xiray labo ruux oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen afduub iyo jirdil bishan horraanteeda loo geystay Xafsa Maxamed Luqmaan.

Read More »

Soomaaliya oo lagu daray liis madow oo ay soo saartay QM

0 Visits: 215 | Tuesday June 22, 2021 - 23:50:29
NEW YORK — Waddamada Soomaaliya, Congo, Afghanistan iyo Syria ayaa safka hore ka galay goobaha ay carruurtu ku jiraan khatarta ugu badan dunida, sida ay sheegtay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Carruurta.

Read More »

Maxay ka dhigan tahay doorashadii ka dhacday Ethiopia?

0 Visits: 151 | Tuesday June 22, 2021 - 23:50:28
ADDIS ABABA — Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku tilmaamay inay ahayd mid taariikhi ah, waxaana xilliga socota tirinta codadka doorashaddii baarlamaaniga ee dalkaasi ka qabsoontay.

Read More »

In kabadan 700 oo caruur ah oo lagu dilay Soomaaliya sanadkii 2020- sida lagu sheegay warbixin UN-ka

0 Visits: 232 | Tuesday June 22, 2021 - 22:38:44
(HOL) - In ka badan 700 oo caruur ah ayaa lagu diley ama lagu naafeeyey Soomaaliya sanadkii 2020 kadib xadgudubyo ay geysteen kooxda Al-Shabaab, ciidamada dowladda, maleeshiyo beeleedyo iyo AMISOM, sida lagu sheegey warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobay.

Read More »

Dagaal Sh/Dhexe kudhax maray dowlada iyo Alshabaab oo lagu kala baxay

0 Visits: 207 | Tuesday June 22, 2021 - 22:38:39
Afhayeenka Ciidanka xoogga dalka Gaashaanle Sare Cali Xaashi Cabdi oo ka hadlay dagaalo ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay inay ku dileen illaa 17-dagaalyahan oo ka tirsan Al Shabaab.

Read More »

Deegaano hor leh oo lagala wareegay Alshabaab (Warbixi)

0 Visits: 199 | Sunday June 20, 2021 - 16:05:50
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal xoogan oo aay la galeen dagaalamayaasha Al-shabaab, kadib waxay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Orshe oo qiyaastii 50KM dhinaca Bari kaga beegan degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Read More »

Mid kamid ah ragii ka dambeeyay Afduubki kenya oo la qabtay

0 Visits: 149 | Sunday June 20, 2021 - 16:05:44
Booliiska Kenya ayaa soo xiray mid ka mid ah raggii ka dambeeyay "afduubka" gabdhaha Soomaalida dhowaan loogu geystay magaalada Nairobi ee caaismadda Kenya.

Read More »

Sh: Shariif oo sheegay inuu sixi doono qalad uu galay Farmaajo

0 Visits: 139 | Sunday June 20, 2021 - 16:05:43
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in haddii uu markale dib loo doorto la dhamaystirayo dastuurka qabyada ah isla markaana shacabka looga qaadi lahaa afti.

Read More »

Maxay Israel uga walaacsan tahay doorashada Ebrahim Raisi?

0 Visits: 129 | Sunday June 20, 2021 - 16:05:41
TEL AVIV —Israel ayaa maanta cambaareysay doorashada Ebrahim Raisi ee madaxweynenimada Iran, ayada oo sheegtay in taliskiisu noqon doono "mid arxan darran oo dadka daldala," oo aysan aheyn in quwadaha caalamka ay kala xaajoodaan heshiis Nukliyeer.

Read More »

Kooxo Dabley ah oo markale dishay Ganacsato Somalida K/Afrika ah.

0 Visits: 161 | Saturday June 19, 2021 - 14:19:04
Burcad hubeysan oo Koofur Afrikaan ah ayaa xalay waxay ku dileen goobtiisa ganacsi muwaadin Soomaaliyeed.

Read More »

Weerarki Alshabaab ee Biyacade (Sh.Dhexe) oo warar dheeri ah laga helayo

0 Visits: 161 | Saturday June 19, 2021 - 14:19:03
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe Madaafiic aay ku garaaceen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Read More »

Afduubka gabdhaha:Yaa lala xiriirinayaa dilka gabdhii Soomaalida ee Mombasa?

0 Visits: 161 | Saturday June 19, 2021 - 14:19:02
Booliiska magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baaraya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka dambeysay dilkii gabar Soomaali ah loogu geystay gudaha magaaladaas.

Read More »

Muxuu ahaa xiriirka goonida ah ee madaxweyne Kenneth Kaunda kala dhexeeyay Soomaaliya?

0 Visits: 158 | Saturday June 19, 2021 - 14:19:01
Madaxweynihii ugu horreeyay ee Zambia Kenneth Kaunda oo kamid ahaa hoggaamiyeyaashii soo maray qaaradda Afrika, xilligii gumeysi la dirirka ayaa ku geeriyooday da'da 97 sano jir.

Read More »

Musharax Madaxweyne C/raxman oo arin sir ah sheegay

0 Visits: 163 | Saturday June 19, 2021 - 14:17:59
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markale si aad ah u dhaliilay guddiga doorashada Soomaaliya oo uu sheegay iney wali ku jiraan xubno badan oo ka tirsan taageerayaasha madaxweyne Farmaajo.

Read More »

Kim Jong-un: Dagaal iyo nabad midkuu doonaba Mareykanka diyaar ayaan u nahay

0 Visits: 165 | Saturday June 19, 2021 - 14:17:57
BBC-Somali. Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay inuu isku diyaariyo "wada xaajood iyo dagaal" lala galo Mareykanka, iyo "gaar ahaan inuu si buuxda isugu diyaariyo iska hor imaad".

Read More »

Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran

0 Visits: 198 | Sunday June 13, 2021 - 18:14:54
TEL AVIV —Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in dalkiisa uu ka dambeeyey weeraro dhowaanahan lagu qaaday Nukliyeerka Iran iyo saynisyahano militari.

Read More »

Dowlada Somaliya oo war kale kasoo saartay xiriirka soo laabtay ee Kenya

1 Visits: 175 | Sunday June 13, 2021 - 17:54:35
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Kenya ay dib u furan karto safaaraddeedii Muqdisho ayna dibloomaasiyiinteeda dib u bilaabi karaan howlahooda, taasoo ugu dambeyn soo afjari karta khilaafka labada dal.

Read More »

Itoobiya oo qorshe dheer kadamacsan Dekedaha wadamada deriska.

0 Visits: 168 | Sunday June 13, 2021 - 17:54:34
Itoobiya ayaa sheegtay iney adeegsaneyso dakadaha waddamada deriska la ah si ay uga kaaftoonto ku tiirsanaanta dakadaha Jabuuti oo keli ah.

Read More »