Wararka

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab.

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah ...

Soomaaliya: Sababaha Xagal Daaciyay Dadaalka Madaxweyne Dr. Xassan Sheikh Maxamud

Doorashada Labaad Dr. Xassan Sheikh Maxamud Xilka Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) waxay aheyd dhacdo taarii...

Maxay la kulmi karaan Somalida darbiga ka boodday iyo kuwa hadda ku wajahan Maraykanka had...

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump oo mar kale u sharaxan inuu ku soo laabto kursiga ayaa soo laabashadiisa ay walaac...

Gudoomiyhi hore ee Baarlamanka mudane Maxamed Cusmaan Jawaari oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday guddoomiyihii hore ee golaha Shacabka ee Baarlamaanka Feder...

Itoobiya oo hadashay iyo golaha wasiirada oo go’aan soo saaray

https://youtu.be/vwW0gJ_d32E?si=lhjOOuvfGsUS_bXA

Waa maxey go’aanada cusub ee kasoo baxay kaldhiga golaha xukuumada Soomaaliya

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku s...

Dowlada Itoobiya oo ugu dambeenti war kasoo saartay xiliga ee Ciidamadeeda kabaxayaan Soom...

Dawaldda Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedayn ay dhawaan Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay oo ku saabsan in ciidamo Itoobiyaa...

Maxaa laga filayaa doodda caawa dhex mari doonto Biden iyo Trump?

Labada murashax ee lagu wado in ay ku tartamaaan doorashada madaxtinimada Mareykanka ee kala ah, madaxweynaha xilligaan Joe Biden ...

Maalinta xurnimada iyo warar Shabakada Warsheekh

https://youtu.be/HAWaW8phOI4?si=JUh03jZCmZGmu2RD

Xalay iyo xuska 26ka Juun 64-guurada (Sawiro)

Xalay iyo xuska 26ka Juun 64-guurada habeenkii ugu horeeyey ee calan Soomaaliyeed oo xor ka dul-babado gayiga Soomaaliya. Hambaly...

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles