Chelsea Oo Bayaan Kasoo Saartay Falcelinta Baraha Bulsha Ee Ku Aadan Cunsuriyadii Gallagher Uu U geystay Cunug Yar Oo Madow

Koooxda Kubadda Chelsea Ayaa Bayaan Kasoo Saartay Video Baraha Bulshada Wareegayey Maalahaan Kaasoo Kusaabsanaay In Xiddigooda Reer England Conor Gallagher Uu Iska Indha Tiray Inuu Gacan Qaado Cunug Yar Oo Madow kaasoo Xernaay Funaanada Chelse Islamarkaana Ahaay Ilmaha Gacanta Laga Qabsado Marki Lasoo Galayo Garoonka .

Clip Yar Oo Arrintaas Kusaabsan Ayaa Baraha Bulshada Qabsaday Taasoo Muujineysa Heerka Cunsuriyad Ee Uu Gaarsiisanyahay  Gallagher Waxaana Kasoo Baxay Falcelin Karabadan Oo Lid Ku Ah Ficilkaas  Balse Chelsea Ayaa Bayaan-ka Ku Garab Istaagtay Gallagher Ayagoo Muujinaya In Ay Ka Xunyihiin Balse Laga Bad Badiyey Xiddigana Aad Loogu Gafay .

Bayaanka Ayaa Sidaan U Qornaay ” Chelsea Waxa Ay Kawarqabtaa Muuqaal Video Ah Oo Wareegaya Baraha Bulshada Kulankii Sabrida Ee Burnley Kaas Oo Si Weyn Looga Soo Qaatay Macnaha Guud”.

” Heerka Xadgudubka Ee Xiga, Faallooyinka Sumcad Xumada Ah Ee Loo Jeedinayo Conor Gabi Ahaan Ma Ahin Kuwo La Aqbali Karo”.

” Waan Ku Hanweynnahay Inaan Noqonno Naadi Loo Dhanyahay Oo Leh Dad Kala Duwan Sida Dhaqamada Bulshooyinka Iyo Aqoonsiga Shaqsiyaadka Islamarkaana Ay Dareemaan Soo Dhaweyn”.

Maxaa Kaaga Baxay Bayaankaan Ay Soo Saartay Chelsea Ee Ku Aadan Falcelinta Clip-ka Gallagher Ee Baraha Bulshada Wareegayo .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles