(Ciid Mubaarak) Falanqeynta Kulankii Weynaay Ee Real Iyo Man City

Ciid Wanaagsan Dhamaan Muslimiinta Meelwalboo Joogtaan Kullu Caam Wa Antum Bikheyr Waxaa Caawa Ku Ciideysannay Kulamo Waaweyn Oo Indhaha Laga Qaadi Karin Oo Katirsan Wareega Sideed Dhamaadka Champions league Oo Aay Fooda Isdareen Real Madrid Iyo Man City Halka Arsenal Iyo Bayern Munich-na Fooda Isdareen.

Hadii Aan Ku Hormaro Falanqeynta Dhanka Kulanka Indhaha Caalamka Sida Weyn Ugu Wada Haayeen Ee Dhaxmaraayey Real Madrid Iyo Man City Wuxuu Noqday Mid Sidi Laga Filaayey Kasii Shidan Wuxuuna Noqday Kulan Ah Iga Dhali Aan Kaa Dhaliyee Dhanka Maamulka Guud Waxaa Laheyd Man City Balse Qeybta Hore Ciyaarta Waxaa Fursado Badnaay Real Oo Counter Attack Kudileysay Real Taasoo U Sahay In 2 Gool Kadhaliyaan City Kahor Inta Uusan B Silva Gool Laadka Xorta Ah Ciyaarta Ku Daahfurin .

Qeybti Labaad Ayaa Wax Walba Isbadaleen Markaasoo City Jaanta Islaheshay Oo Real La Ilaawsiiyey In Lajoogo Bernabeu Iyo Inkale Waxaana Gool Sawaariiq Ah Oo Cag Jarmo Ah Oo Indhaha U Roon Kubareejeeyey Phil Foden City Hammi Weyn Ayaa Galay Maxaa Yeelay Real Ayaa Wareertay Waana Ugu Dareen Ugu Danbeyn Oo Gvardiola Ayaa Asigana Gool Caaqibo Leh Xerada Ka Bannaanka Katoogtay Kaasoo Hogaanka U Dhiibay City Real Badalo Ayey Sameysay Waana Ay Kusoo Noqotay Ciyaarta Waxaana Foorbiish Ah Udhaliyey Velverde Oo Caawin Kahelay Junior Sidaasna Ciyaarta Kunoqotay 3-3 Kulankii Weynaa 6 Gool Ayaa Leyska Dhaliyey Labada Kooxood Waa Iska Daba Dhawaayeen Koox Maamulka Ciyaarta Ayey Heysatay Kooxna Counter Attack Ayey Kutashaneysay Kooxwalbana Shaqadeeda Waa Qabsatay Balse Waxaa Faa’iido Qabo City Oo Gurigooda Lagu Ciyaaraayo 17-ka Bisha Waana Halki Sanadki Hore Real Lagu Xasuuqay Kulan 4-0 Lagu Qaarijiyey Kulanki Horena Barbaro Sidaan Cml Ahaay Balse Ahaay 1-1 .

Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Lugta Labaad Ee Etihad Kooxdeesa Umaleyneysaa In Ay Semifinal-ka Ugudbeyso Fikirkaaga Hoos Noogu Reeb.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles