Ciidamada Badda ee reer Yurub oo gacanta kudhigay Soomaali looga shakisan yahay Burcad badeednimo

Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar ku ah markab shidaal siday

Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles