Ciidamada Israa’iil oo kabaxay qeybo kamid Gaza

Milatariga Israel ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in ciidamadooda ay isaga baxeen aagga cisbitaalka Shifa ee waqooyiga Gaza ka dib markii ay soo gaba-gabeeyeen hawlgalkii ay halkaas ka wadeen.

Israa’iil ayaa wili halkeedi kawada xasuuqa aan joogsiga laheen xili ee dhagaha kaxiratay

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles