Ciyaaryahan caan ah oo lagu qabtay Daroogo

Quincy Promes Oo Ah Xiddigii Hore Ee Ajax , Sevilla Iyo sidoo kale usoo ciyaaray kooxo dhowr ah Oo Ay Kamid Tahay Spartak Moscow Ayaa laga Qabtay Airport-ka Dubai Asigoo Safar U Ah Dalka Russia Kadib marki lagu helay daroogo.

Maxkamadi lasaaray ciyaaryahanka aya aku xukuntay  6 Sano Oo Xabsi Ahkadib marki ciyaaryahankaani oo xambaarsanaa daroogada loo yaqaan Cocaine oo culeyskeedu ahaa 1,350Kg.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles