Wararka

Digniin: Konfur Afrika oo laga helay Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus

0 Visits: 29 | Saturday November 27, 2021 - 12:04:36
Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa leh Shir deg deg ah oo diiradda lagu saarayo Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus, kaasi oo si deg deg ah ugu dhex faafaya Dalkani Koonfur Afrika.

Read More »

Colaadda Itoobiya: Maraykanka oo war cusub soo saaray dagaalka socda

0 Visits: 27 | Saturday November 27, 2021 - 11:58:56
Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in dalkiisa uu aad uga walaacsan dagaalka faraha ka sii baxaya ee ka taagan waddanka Itoobiya. Waxa uu dhinacyada dagaallamaya ugu baaqay inay degdeg u joojiyaan colaadda.

Read More »

Yurub oo kahortimid sharciga Saxaafada Soomaaliya

0 Visits: 29 | Saturday November 27, 2021 - 11:40:38
Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ku tilmaamay sharciga Soomaaliya ee saxaafadda mid xadidaya madax bannaanida warbaahinta, isla markaana horseedaya in la dhibaateeyo saxafiyiinta Soomaaliyeed.

Read More »

Deni oo lagu eedeeyay Qilaaf gilgilay Puntland.

0 Visits: 26 | Saturday November 27, 2021 - 11:40:38
Saraakiil katirsan ciiddanka amniga Puntand ee loo yaqaan PSF (Puntland Security forces), ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu wado qorshe siyaasadeed oo lagu burburinayo ciiddankooda.

Read More »

Baydhabo iyo Dhuusamareeb oo halkoodi kasii wadaan Doorashada muranka dhalisay.

0 Visits: 37 | Saturday November 27, 2021 - 11:40:38
Waxaa maanta lagu wadaa in doorashada afar kursi oo ka mid kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya lagu kala doorto magaalooyonka Baydhabo iyo Dhuusamareeb ee maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Read More »

Muhaajiriin ku Dhimatay Bada u Dhaxeysa Faransiiska iyo Ingariiska

0 Visits: 33 | Thursday November 25, 2021 - 20:12:45
Ugu yaraan 31 qof oo tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalka Ingiriiska ayaa ku qaraqmay English Channel oo ah marin biyood u dhaxeeya dalalka Ingiriiska iyo Faransiiska una dhow magaalada

Read More »

Qaraxi Muqdisho oo warar dheeraad ah kasoo baxeen

0 Visits: 33 | Thursday November 25, 2021 - 20:12:44
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qarax saaka ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Xasan Sheekh iyo C/raxman C/shakuur oo talo culus loo diray.

0 Visits: 37 | Thursday November 25, 2021 - 20:06:05
Aragti; Ku: MW Xasan Sh. Maxamuud iyo Wasiir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Anigoo qirsan, in aanan taageero siyaasadeed idiin ahayn, ururradiinna hore uga mid noqon midkood, haddana ku jirin, weligeyna gelidoonin; Iyadoo la og yahay, in eedo badan la idinka tabanayo, eel aad gasheen ama laablakac…

Read More »

Waxgaradka beesha Waceysle oo maraayo tijaabo Culus.

0 Visits: 42 | Wednesday November 24, 2021 - 18:05:37
Kadib is qab qabsiga xoogan ee udhaxeeyo mid kamid ah tartanka kuraasta baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu gilgilay dhamaan baraha bulshada ku kulanto.

Read More »

Sheekh Shariif oo afka furtay, fariina soo diray.

0 Visits: 42 | Wednesday November 24, 2021 - 18:05:33
Madaxweynihi hore ee Soomaaliya ahna musharax utaagan xilka madaxtinimada Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa marki ugu horeysay kahadlay tuhunada la xiriiro tartanka doorashada golaha baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

General Biixi oo si dareen leh uga jawaabay hadal heynta Amisom.

0 Visits: 40 | Wednesday November 24, 2021 - 18:05:32
Taliyaha ciiddanka lugta ee xoogga dalka Soomaliyeed, General Maxamed Biixi ayaa sheegay in aysan marna raalli ka ahaan doonin in AMISOM ku gorgortanto joogitaankeeda Soomaaliya, si loogu fuliyo danaheeda.

Read More »

Ninki isku Qarxiyay Cabdicasiis Afrika oo xaaskiisi fariin ureebay.

0 Visits: 45 | Wednesday November 24, 2021 - 18:05:19
Kooxda Al-Shabaab ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii fuliyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay Allaha u naxariistee weriye Cabdicasiis Maxamed Guuleed (Afrika).

Read More »

Xildhibaannada Wacaysle Hirshabeelle haloo Xawilo

0 Visits: 48 | Wednesday November 24, 2021 - 00:37:46
Soomaalidu Federaalka sanka mudka ah waxaa loogu doorey in ay kala degto oo ay beel weliba nabad iyo xasilooni ku noolaato, maamulkeeda iyo danaheedana u madax bannaanato.

Read More »

Jaceylkii Khashuqji oo dooneyso iney caqabad ku noqoto Sacuudiga

0 Visits: 37 | Wednesday November 24, 2021 - 00:37:43
Gabadhii u doonanayd weriyaha la dilay ee Jamal Khashuqgi ayaa ugu baaqday Justin Bieber inuu joojiyo bandhig faneedka uu ku qaban doono Sacuudiga bisha soo socota.

Read More »

Dad udabaal degayay Kirismiska oo gaari lagu weeraray

0 Visits: 39 | Wednesday November 24, 2021 - 00:37:41
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur uu jiiray dad ka qeybgalayay xaflad Christmas-ka oo ka dhacday Waukesha, Wisconsin kana tirsan Mareykanka. Hal qof ayaa loo xidhay, sida ay booliisku sheegeen.

Read More »

Manchester United oo ceyrisay tababare Ole Gunnar Solskjaer

0 Visits: 50 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:23
Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa shaqada tababarenimo ka ceyrisay Ole Gunnar Solskjaer kadib guul-darradii xooganeyd ee Sabtidii ku dhacday iyo hal guul oo kaliya toddobadii kulan ee ugu dambeeyey.

Read More »

Al-Shabaab oo weeraray xerada ciidamada Nabad-Sugida

0 Visits: 37 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:22
Mas'uuliyiinta Maamulka Jubaland ayaa faafaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerar xalay saqdii dhexe ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.

Read More »

Barlamaanka Jarmalka oo Sharciyo cusub soo saaray

0 Visits: 45 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:21
Baarlamaanka Jarmalka, "Bundestag" ayaa ansixiyay maanta oo Khamiis ah (Noofambar 18, 2021) sharciyada cusub ee looga hortagayo faafitaanka fayraska cusub ee Corona, kaas oo ay qorsheeyeen dhinacyo kamid ah Xisbiyada wadanka (Traffic light) , kaas oo hadda wada xaajoodyo lagu dhisayo dawladda…

Read More »

Sweden oo wax ka badashay Basaboorka Weyn iyo Kaararka Aqoonsiga ee Dalka

0 Visits: 45 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:20
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, waxaa loo qorsheeyay in wax laga beddelo qaabka baasaboorka Iswidhishka iyo kaararka aqoonsiga.

Read More »

Wasiirki hore arimaha Dibada oo shaaca ka qaaday cidi kadambeesay..

0 Visits: 44 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:19
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in ay fajac ku noqotay xil ka qaadistii xalay lagu sameeyay, xilli uu sheegay inuu madaxweynaha iyo raysal wasaaraha ka sugayay in ay wax ka qabtaan tabashooyin uu u gudbiyay.

Read More »

Xog dheeri ah oo laga helayo Qaraxi Kampala.

0 Visits: 77 | Tuesday November 16, 2021 - 22:22:03
Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee wadanka Uganda ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee maanta bartamaha magaalada Caasimadda ah ee Kampala ay ka dhaceen laba qarax oo waaweyn, kuwaas oo la sheegay iney geysteen khasaare kala duwan.

Read More »

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani oo hogaan cusub doortay

0 Visits: 66 | Tuesday November 16, 2021 - 22:22:02
Shirwaynihii labaad ee xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargaysa, ayaa Xirsi Xaaji Cali Xasan loogu doortay guddoomiyaha xisbiga Waddani, waxaana la doortay 6 guddoomiye ku xigeen iyo xogeeye.

Read More »