Wararka

Maxey salka ku heesaa Booqashadi Madaxweyne Guudlaawe?

0 Visits: 343 | Thursday April 01, 2021 - 20:29:47
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta safar dhulka ah ku tagay degmada xeebta ku taal ee Warshkeekh ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »

Cabdi Janan oo arin halis ku ah Axmed Madoobe daaha ka rogay.

0 Visits: 270 | Thursday April 01, 2021 - 20:29:47
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo dhawaan heshiis la galay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u eedeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Read More »

Germalka ku dhawaad 9 Qof oo dhintay Markii lagu talaalay Talaalka AstraZeneca

0 Visits: 565 | Wednesday March 31, 2021 - 17:37:26
Wasaaradda Caafimaadka Jarmalka waxay diiwaangelisay 31 xaaladood oo xinjiro dhiig ah oo ka mid ah dadka lagu tallaalay tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah Corona. Sida ku cad warbixin Aftonbladet uu ka soo xigtay wargeyska Jarmalka ka soo baxa ee Der Spiegel maanta.

Read More »

IYADA OO AAN LAGU SIXRIN NAFTAADA HA SIXRIN ADIGU!! W.Q Khadar Ibrahim Aar

0 Visits: 490 | Wednesday March 31, 2021 - 17:00:39
Sixirku waaa wax jira oo Ilahay Quraankiisa inoogu sheegay,waana shay aan la dafiri karin,waxaana adeegsada Dad Ilahay iyo Rasuulkiisaba caasiyey waana Danbi wayn oo Kabaa'ir ah.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo dadka Muqdisho ku tilmaamay..

0 Visits: 440 | Monday March 08, 2021 - 12:08:34
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo isugu jiray amniga, miisaaniyadda, musuq maasuqa siyaasadda guud iyo doorashooyinka Somaliland.

Read More »

MacKenzie Scott: Ninka dunida ugu taarjirsan ayeey ka raacday Macalin Iskuul

0 Visits: 466 | Monday March 08, 2021 - 12:08:34
MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu taajirsan adduunka ayaa guursatay macallin saynis ka dhiga iskuulka ay carruurteeda dhigtaan.

Read More »

Geeska Afrika iyo Khaliijka: Baaxadda iyo qulqulka awoodda

0 Visits: 351 | Monday March 08, 2021 - 11:55:04
Boqorka Sacuudiga Salmaan, bartamaha, wuxuu qaabilay Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki, bidix, iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed 16-kii Sebtember 2018. (Saudi Press Agency via AP)

Read More »

Sweden oo adkeyneeso Imtixaanka Teoriga ee gaari wadida

0 Visits: 383 | Monday March 08, 2021 - 10:28:00
Hay'adda taraafikada ayaa ku dhawaaqday inay bilawday adeegsiga kaamirooyinka ilaalada xarumaha imtixaanka Teoriga , kadib markii ay soo bateen kiisaska qishka imtixaanada. Waxay sheegtay in kaamirooyinka ilaalada ay soo jiidan karaan si ay u muujiyaan qalabka farsamada ee ay qariyaan kuwa isku…

Read More »

Inta ay uurka ku jirtay Ayay qaaday Coronavirus Gabar yar oo Sweden ku dhalatay

0 Visits: 442 | Monday March 08, 2021 - 10:25:00
Gabar yar oo ku dhalatay cusbitaalka Ostra ee magaalada Utbury dhamaadka sanadkii hore ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'Covid-19', kaliya 23 saac kadib dhalashadeeda.

Read More »

Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof

0 Visits: 380 | Monday March 08, 2021 - 08:08:34
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas oo muujinaysa inay qasab tahay inay ku noqdaan guryahooda madama Dimishiq waxay noqotay amaan.

Read More »

Shaxda shisheeyaha iyo Shawr beenaadka soomaalida

0 Visits: 743 | Wednesday March 03, 2021 - 13:29:44
Waxaa jirta madadaalo iyo maaweelo ay wadaan kooxda Xalane oo aad moodo in ay soomaalida ogaadeen una dhabagaleen in ay yihiin, dad aan kala garqaadan, kala talo qaadan, balse shisheeyaha u nugul.

Read More »

Wiil uu dhalay MW Aadan Cadde oo dhan kale katusay kiis Wallaac ku abuuray shacabka, dowladana kudhaliilay Go"aankeeda"

0 Visits: 623 | Tuesday March 02, 2021 - 15:53:47
Cabdulqaadir Aadan Cadde oo uu dhalay MW ugu horreeyey dalka Somalia ayaa ka hadlay arrin la isku hayo oo ku saabsan cidda iska leh mikliyadda dhulka uu ku fadhiyo Dusgiga Hoyga Xamar oo beri dhowayd xilli habeen ah la burburiyey.

Read More »

Chapu- Malik Canbar. W/Q Ibraahin Howd

0 Visits: 723 | Tuesday March 02, 2021 - 15:29:51
Qiyaastii sannadkii 1548 qoys ka mid ah qabiilka Maaya ee Oromada gala waxaa miyiga Harar u gu dhashay wiil loo bixiyay Chapu.

Read More »

XARAKAADKA ISLAAMIGAA IYO WAXYABAHII AYNU KA DHAXALNAY .W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

1 Visits: 649 | Tuesday March 02, 2021 - 14:27:35
Asaaska iyo soo shaacbaxii Saxwooyinka Islamiga inta badan waxa ay Soomalida si lama filaana uga soo ifeen horaantii Sanadskii 1990-aadkii ,kadib markii ay Meesha ka baxday Dawladii Shuuciga ahayd ee cabudhinta iyo la dagalanka ku haysay dhalinyarada aamin sanayd soo celinta nidaam ka gadisan kii ay…

Read More »

A Somali man and a white woman navigate love in "First Person Plural"

0 Visits: 2362 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:39
The Twin Cities-based film of star-crossed lovers and family drama sees a special preview at the Cedar

Read More »

Dowlada Norway oo war kasoo saartay Xaalada Coronavirus xili lasoo bandhigay Tirada halka ay mareyso

0 Visits: 1831 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:34
Dowlada Norway oo si adag ula tacaaleysa Xaalada Caabuqa Corona ayaa war ay soo saartay ugu baaqday Shacabka Norway in ay kalsooni ku qabaan Dowladooda iyo habka ay ula tacaaleyso Covid-19.

Read More »

Soo dhaweynti Xildhibaanada Mucaaradka ee Dhuusamareeb iyo Shakiga ku gadaaman.

0 Visits: 1724 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:34
Waxaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday hannaankii Doorashada Galmudug ee Dowladda Federaalka garwadeenka ka aheyd ee lagu doortay Axmed Qoorqoor.

Read More »

Rai'sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

0 Visits: 2069 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:33
Ra'iisal wasaaraha dalka Stefan Löfven (S) ayaa caawa fiidka waxuu qaranka kala hadli doonaa telefishinka SVT iyada oo khudbadiisu ku saleysan tahay cudurka Corona virius.

Read More »

Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn.

0 Visits: 2418 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:02
Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn. Isbeddel laxaad leh baa ku dhacaya degaanka, bulshooyinka, dhaqaalaha iyo siyaasadaha dunida intaba.

Read More »

Adigoo og Xaaskaaga oo qabo Cudurka faafa ee corona mala jiifan laheed?

0 Visits: 2071 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:01
(Albuquerque, New Mexico) "Hadalsame" 22 Maarso 2020– Xaaska Idris Elba ee Sabrina Dhoorre ayaa waxaa laga helay caabuqacoronavirus, todobaad uun kaddib markii odaygeeda laga sheegay.

Read More »

Ahlusunah maguul dareysatay?!

0 Visits: 1677 | Saturday February 29, 2020 - 11:33:17
Waxa gabi ahaanba soo afjarmay dagaalki qaraaraa ee labadi maalin udambeesay sida xoogan uga socday gobolka Galgaduud gaar ahaan magaala madaxda maamul goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb iyo magaalada muhiimka ah ee Guriceel.

Read More »

Turkiga oo albaabada ufuray utahriibayaasha Qaarada Yurub

0 Visits: 1861 | Saturday February 29, 2020 - 11:33:16
(Somaliska) Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku wajahan Yurub.

Read More »