Wararka

Geeska Afrika iyo Khaliijka: Baaxadda iyo qulqulka awoodda

0 Visits: 228 | Monday March 08, 2021 - 11:55:04
Boqorka Sacuudiga Salmaan, bartamaha, wuxuu qaabilay Madaxweynaha Ereteriya Isaias Afwerki, bidix, iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed 16-kii Sebtember 2018. (Saudi Press Agency via AP)

Read More »

Sweden oo adkeyneeso Imtixaanka Teoriga ee gaari wadida

0 Visits: 223 | Monday March 08, 2021 - 10:28:00
Hay'adda taraafikada ayaa ku dhawaaqday inay bilawday adeegsiga kaamirooyinka ilaalada xarumaha imtixaanka Teoriga , kadib markii ay soo bateen kiisaska qishka imtixaanada. Waxay sheegtay in kaamirooyinka ilaalada ay soo jiidan karaan si ay u muujiyaan qalabka farsamada ee ay qariyaan kuwa isku…

Read More »

Inta ay uurka ku jirtay Ayay qaaday Coronavirus Gabar yar oo Sweden ku dhalatay

0 Visits: 229 | Monday March 08, 2021 - 10:25:00
Gabar yar oo ku dhalatay cusbitaalka Ostra ee magaalada Utbury dhamaadka sanadkii hore ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'Covid-19', kaliya 23 saac kadib dhalashadeeda.

Read More »

Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof

0 Visits: 236 | Monday March 08, 2021 - 08:08:34
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas oo muujinaysa inay qasab tahay inay ku noqdaan guryahooda madama Dimishiq waxay noqotay amaan.

Read More »

Shaxda shisheeyaha iyo Shawr beenaadka soomaalida

0 Visits: 454 | Wednesday March 03, 2021 - 13:29:44
Waxaa jirta madadaalo iyo maaweelo ay wadaan kooxda Xalane oo aad moodo in ay soomaalida ogaadeen una dhabagaleen in ay yihiin, dad aan kala garqaadan, kala talo qaadan, balse shisheeyaha u nugul.

Read More »

Wiil uu dhalay MW Aadan Cadde oo dhan kale katusay kiis Wallaac ku abuuray shacabka, dowladana kudhaliilay Go"aankeeda"

0 Visits: 464 | Tuesday March 02, 2021 - 15:53:47
Cabdulqaadir Aadan Cadde oo uu dhalay MW ugu horreeyey dalka Somalia ayaa ka hadlay arrin la isku hayo oo ku saabsan cidda iska leh mikliyadda dhulka uu ku fadhiyo Dusgiga Hoyga Xamar oo beri dhowayd xilli habeen ah la burburiyey.

Read More »

Chapu- Malik Canbar. W/Q Ibraahin Howd

0 Visits: 493 | Tuesday March 02, 2021 - 15:29:51
Qiyaastii sannadkii 1548 qoys ka mid ah qabiilka Maaya ee Oromada gala waxaa miyiga Harar u gu dhashay wiil loo bixiyay Chapu.

Read More »

XARAKAADKA ISLAAMIGAA IYO WAXYABAHII AYNU KA DHAXALNAY .W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

1 Visits: 468 | Tuesday March 02, 2021 - 14:27:35
Asaaska iyo soo shaacbaxii Saxwooyinka Islamiga inta badan waxa ay Soomalida si lama filaana uga soo ifeen horaantii Sanadskii 1990-aadkii ,kadib markii ay Meesha ka baxday Dawladii Shuuciga ahayd ee cabudhinta iyo la dagalanka ku haysay dhalinyarada aamin sanayd soo celinta nidaam ka gadisan kii ay…

Read More »

A Somali man and a white woman navigate love in "First Person Plural"

0 Visits: 1983 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:39
The Twin Cities-based film of star-crossed lovers and family drama sees a special preview at the Cedar

Read More »

Dowlada Norway oo war kasoo saartay Xaalada Coronavirus xili lasoo bandhigay Tirada halka ay mareyso

0 Visits: 1639 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:34
Dowlada Norway oo si adag ula tacaaleysa Xaalada Caabuqa Corona ayaa war ay soo saartay ugu baaqday Shacabka Norway in ay kalsooni ku qabaan Dowladooda iyo habka ay ula tacaaleyso Covid-19.

Read More »

Soo dhaweynti Xildhibaanada Mucaaradka ee Dhuusamareeb iyo Shakiga ku gadaaman.

0 Visits: 1496 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:34
Waxaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday hannaankii Doorashada Galmudug ee Dowladda Federaalka garwadeenka ka aheyd ee lagu doortay Axmed Qoorqoor.

Read More »

Rai'sal Wasaaraha Sweden oo Caawa Talafashinka kala hadlaya Daweynaha Sweden

0 Visits: 1871 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:33
Ra'iisal wasaaraha dalka Stefan Löfven (S) ayaa caawa fiidka waxuu qaranka kala hadli doonaa telefishinka SVT iyada oo khudbadiisu ku saleysan tahay cudurka Corona virius.

Read More »

Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn.

0 Visits: 2124 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:02
Aafada fayraska Corona wax ay baxaysaa iyada oo dunidu yeelatay muuqaal aan kii hore ahayn. Isbeddel laxaad leh baa ku dhacaya degaanka, bulshooyinka, dhaqaalaha iyo siyaasadaha dunida intaba.

Read More »

Adigoo og Xaaskaaga oo qabo Cudurka faafa ee corona mala jiifan laheed?

0 Visits: 1844 | Sunday March 22, 2020 - 19:01:01
(Albuquerque, New Mexico) "Hadalsame" 22 Maarso 2020– Xaaska Idris Elba ee Sabrina Dhoorre ayaa waxaa laga helay caabuqacoronavirus, todobaad uun kaddib markii odaygeeda laga sheegay.

Read More »

Ahlusunah maguul dareysatay?!

0 Visits: 1470 | Saturday February 29, 2020 - 11:33:17
Waxa gabi ahaanba soo afjarmay dagaalki qaraaraa ee labadi maalin udambeesay sida xoogan uga socday gobolka Galgaduud gaar ahaan magaala madaxda maamul goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb iyo magaalada muhiimka ah ee Guriceel.

Read More »

Turkiga oo albaabada ufuray utahriibayaasha Qaarada Yurub

0 Visits: 1670 | Saturday February 29, 2020 - 11:33:16
(Somaliska) Kumanaan Muhaajiriin ah oo ku sugan dalka Turkey ayaa maanta u dhaqaaqay dhanka xuduudda dalkaas uu la wadaago Greece iyo Bulgaria, ayaga oo ku wajahan Yurub.

Read More »

Guri kireynta dadban ee dalka Sweden iyo warar kasoo kordheen

0 Visits: 1428 | Saturday February 29, 2020 - 11:33:15
(Somalisk) Waloow sharci adag oo lasoo saaray 1-dii Oktoobar uu qabanayo dadka guryaha ku kireeya qaabka gacan labaadka ah, misna waxaa jira dad aan ku dhicin inay Booliiska u sheegaan.

Read More »

GULUFKA GALMUDUG!!!!!

0 Visits: 1753 | Saturday February 29, 2020 - 00:19:32
Waxaa in badan marag laga wada ahaa abqaalkii xumaa iyo waddadii gurracnayd ee loo maray hannaanka Galmudug in laga dhaxlayo Guluf iyo colaad.

Read More »

Qabyaaladiiste

0 Visits: 1638 | Saturday February 29, 2020 - 00:12:32
Beribaa niman gaade ah duulaan tageen waxa ayna ku heshiyeen inay gurguurtaan, nimankii kale ayaa faranduleeyay, halka nin sidii lagu balamay u gurguurtey oo qodaxda iyo qorigaba u badheedhay, mar dambe ayuu arkay inuu keligii gurguuranayo, markaasuu yidhi " Nimanyahow ama si haloo wada gurguurto…

Read More »

Xaalki Dhuusamareeb oo warar kasoo kordhay (warbixin)

0 Visits: 1146 | Friday February 28, 2020 - 23:21:38
aalada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa degen caawa kadib markii maanta uu ku dhex maray iskahorimaad hubeysan ciiidamada dowlada federalka ay geysay Dhuusamareeb iyo ciidamada Ahlu Sunna.

Read More »

Sweden oo cudurka corona dartii u joojisey safarrada Iiraan

0 Visits: 498 | Friday February 28, 2020 - 23:21:38
Wasaarad Dibadeedka Sweden ee UD ayaa go'aamisay in wixii haatan ka dambeeya la joojiyey wixii safar ah oo aan daruuri ahayn oo ku wajahan am aka imanaya dalka Iiraan.

Read More »

Liverpool oo curudka CORONA dartii ku waayi karta koobkeedii ugu horreeyay ee EPL (Arrin cusub)

0 Visits: 660 | Friday February 28, 2020 - 23:21:38
(Hadalsame) Tiiyoo ay jirto inay EPL ku hoggaaminayso 22 dhibcood, misna Liverpool ayaa waayi karta koobka Premier League haddii ay lacalla dhacdo inuu cudurka laayaanka ah ee coronavirus uu sabab u noqdo in fasal-ciyaareedka la joojiyo isagoo aan dhamaanin.

Read More »