Wararka

Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay iney lunsatay Dhaqaalo

0 Visits: 201 | Tuesday May 11, 2021 - 13:35:26
Madaxweynihii hore Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda Soomaaliya isaga oo sheegay xayirtay aduun lacageed oo dhan $35 milyan oo loogu talagalay in wax lagaga qabto fatahaada soo noq noqtay ee deegaannada Hishabeelle

Read More »

Kenya oo ogolaatay cunida hilibka Dameeraha

0 Visits: 572 | Saturday May 08, 2021 - 13:23:53
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xayiraadii ka qaaday qalashada iyo iibinta hilibka dameeraha oo ay dowladda saartay bishii Febraayo ee sanadkii hore.

Read More »

Dowlada Somaliya oo iska fogeysay iney Kenya kala heshiisay arimihi Badda.

0 Visits: 375 | Saturday May 08, 2021 - 13:23:52
Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa beeniyay in dowlada Soomaaliya ay ka laabatay dacwadii badda eea Maxkamadda ICJ.

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo markale shaaca ka qaaday arimo hoose.

0 Visits: 156 | Saturday May 08, 2021 - 13:23:52
Wasiirka arrimaha dibedda xilka sii-haya ee Soomaaliya Maxamed Cabdrisaaq ayaa sheegay in dowladda federaalka ay dedejin doonto qabashada doorashooyinka dalka si looga hortago xasillooni darro, loogana dhaadhiciyo dalalka deeqaha bixiya inay fasaxaan lacagaha ay ka joojiyeen dowladda.

Read More »

Ciidamada Militariga oo maanta laga saarayo Muqdisho

0 Visits: 469 | Friday May 07, 2021 - 13:34:09
Saaka ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu booqday goobaha fariisinka u ahaa ciidamadan.

Read More »

Gantaalka Shiinaha: Meelaha uu ku dhici karo ee la saadaaliyay

0 Visits: 188 | Friday May 07, 2021 - 13:34:08
Raadaarada sida dhow ula socda gantaalka wayn ee Shiinaha waxay qiyaasayaan halka la filayo dhulka ee uu ku dhaci doono.

Read More »

RW, Rooble oo markale helay fursad siyaasad oo muhiim ah (Xog)

0 Visits: 154 | Friday May 07, 2021 - 13:34:07
– Ra'iisal wasaaraha xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan kulan la qaatay beesha caalamka, kaasi oo looga hadlayey arrimaha doorashooyinka iyo is-bedelka siyaasadeed ee dalka.

Read More »

Dhul Soomaalida leedahay oo lala heshiiyay Itoobiya (Xasaasi)

0 Visits: 140 | Friday May 07, 2021 - 13:34:06
Shirkadda dekadaha ee fadhigeedu yahay Dubai ee DP World iyo Wasaaradda Gaadiidka ee Itoobiya ayaa kala saxeexday heshiis lagu horumarinayo jidka isku xira Itoobiya iyo Berbera ee Somaliland oo maraya marin ganacsi iyo saad.

Read More »

Rooble: Ciidamo dhexdhexaad ah ayaa amniga doorashada loo xil saarayaa

0 Visits: 159 | Wednesday May 05, 2021 - 16:31:19
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inay xukuumaddiisa ay ka go'an tahay inay soo dhisto ciidamo khaas ah oo fuliya amniga dooarshada, kuwaasi oo loo wada dhan yahay dhexdhexaadna ah.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay dagaal kasocda Magaalada Baladweyne

0 Visits: 220 | Wednesday May 05, 2021 - 16:31:16
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal markale dib uga qarxay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Jarmalka: "Haddii aad rabto inaad la dagaallanto argagaxisada, waa inaad qallajiso meelaha ay lacagta ka hesho,"

0 Visits: 345 | Wednesday May 05, 2021 - 16:31:14
Wasiirka arimaha gudaha dalka Germany Horst Seehofer ayaa mamnuucay ururka islaamiyiinta ee fadhigoodu yahay Düsseldorf, isagoo looga shakisan yahay inuu maalgeliyo kooxaha islaamiyiinta mayalka adag sida Falastiiniyiinta Xamaas iyo kooxda Al-Shabab ee Soomaaliya.

Read More »

Haweeney 73 jir ah oo ilmo mataano ah dhashay

0 Visits: 152 | Wednesday May 05, 2021 - 16:31:14
Haweeney 73 sano jir ah oo ku nool gobolka Koonfurta dalka Hindiya ee Andhra Pradesh ayaa dhashay laba caruur oo mataano ah.

Read More »

Rooble iyo beesha caalamka oo kushiray Teendhada

0 Visits: 394 | Wednesday May 05, 2021 - 16:31:13
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir ku leh teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlaya xaalada siyaasadeed ee dalka

Read More »

Mucaaradka iyo Dowlada oo marki ugu horeysay gudi-yeeshay

0 Visits: 189 | Tuesday May 04, 2021 - 15:00:04
Ra'isul wasaaraha xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga ka kooban 11 Xubnood oo kasoo talo bixiyo sidii xal looga gaari lahaa Khala-laasihii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya.

Read More »

Sharma'arke: RW Rooble hasameeyo talaabadaan hadii uu doonayo doorasho hergeliy.

0 Visits: 281 | Tuesday May 04, 2021 - 15:00:00
Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke horeyna usoo noqday Ra'isul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka hadlay sida uu Ra'isul wasaare Rooble ugu guuleysan karo inuu dalka ka qabto doorasho xalaal ah laguna wada qanacsan yahay.

Read More »

Farmaajo oo kulan xasaasi la yeeshay warbaahinta madaxabanaan

0 Visits: 371 | Tuesday May 04, 2021 - 14:59:59
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xalay waqi dambe soo idlaaday la qaatay Madaxda Warbaahinta waxaana lagu soo beegay 3-da May oo ah maalinta loo gooni yeelay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka.

Read More »

Midowga yurub oo wax ka badalaayo xayiraada Covid 19.

0 Visits: 395 | Monday May 03, 2021 - 13:30:27
Qaar ka mid ah dalalka Yurub ayaa bilaabay in ay qaadaan ama qafiifiyaan qeybo ka mid ah xayiraada saaran xanuunka Covid 19 waxaana shalay laga qaaday dalka Portugal xanibaadihii saarnaa.

Read More »

Midowga Yurub: Ciidamada Magaalada Muqdisho halaga saaro.

0 Visits: 398 | Monday May 03, 2021 - 13:30:26
Ururka Midowga Yurub ayaa maanta dalbaday in ciidamada militariga laga saaro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayada oo xiisaddii magaalada ka taagneyd ay yara qabowday.

Read More »

Booliska Somaliland oo soo bandhigay Musharaxiin kuxiran Muqdisho

0 Visits: 237 | Sunday May 02, 2021 - 16:50:53
Booliiska Somaliland ayaa soo bandhigay musharrixiin ka tartami lahaa halkaas bishan Maajo oo xiriir la leh DF Somalia, kuwaasoo mid mid loosoo bandhigay caddaymohooda.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho iyo wafdiga dalka Qatar. (Sawiro

0 Visits: 340 | Sunday May 02, 2021 - 16:24:03
Dr. Mutlaq bin Majed al-Qahtani, oo ah Ergeyga gaar ah ee dowladda Qatar usoo dirtay Soomaaliya, ayaa dadaallo ka billaabay magaalada Muqdisho oo uu xalay soo gaaray, kadib markii uu safarkiisa shalay ka billaabay magaalada Hargeysa.

Read More »

Alshabaab oo Gowracday Nabdoon caan ah gaarigiisina kugubtay degmada Raage Ceele (Sawiro)

0 Visits: 277 | Sunday May 02, 2021 - 16:24:03
Wararka waxa ay sheegayan in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay galeen guriga uu ka degenaa magaalada Raagge Ceelle iyagoo gubay labo baabuur oo uu lahaa nabadoonka kadibna hore u kaxeystey Axmed Jilcane.

Read More »

Jubbaland: "Farmaajo ha wareejiyo xilka amaanka guud"

0 Visits: 150 | Sunday May 02, 2021 - 16:17:42
Jubbaland ayaa ku eedeeysay madaxweyne Farmaajo in uusan doonayn inuu arrimaha amniga ku wareejiyo raysal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo xukuumadiisa loo igmaday inay la wareegto masuuliyadda doorashada iyo amniga.

Read More »