Wararka

Faysal Cali Waraabe "Intuu saldhiga booliska ugu tagay buu ku yidhi abti 10 sano ayaa lagu xukumayaa hadanad is casilin"

0 Visits: 457 | Sunday May 02, 2021 - 15:57:18
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa taliyaha booliska Somaliland ku eedeeyay in uu musharixiinta ula dhaqmayo sidi argagixisada.

Read More »

Aqalka Hoose oo ka Laabtay Qaraarkii Muddo Kororsiga

0 Visits: 194 | Saturday May 01, 2021 - 15:15:53
Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod ay goordhow qaaden waxa ay ku ansixiyeen dalab uga yimid Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ahaa in lagu laabto heshiiskii 17 kii September.

Read More »

Sweden oo soo saareyso sharci cusub oo saameyndoono soo galootiga

0 Visits: 134 | Saturday May 01, 2021 - 13:33:46
Maanta Barlamanka Sweden ayaa loo gudbiya sharciga Cusub ee Dowlada qorsheeneyso kaasi oo dhaqan galaya bisha July.

Read More »

Webigi Shabeele oo markale kufatahay Jowhar

0 Visits: 419 | Saturday May 01, 2021 - 13:33:44
Wabiga Shabelle ayaa ka fatahay deegaanka Moyko iyo Baareey oo ka kala xiga dhinaca Koofur Bari iyo Waqooyi Bari caasimada dowlada goboleedka Hirshabelle ee Jowhar.

Read More »

Dowlada Kenya oo soo saartay war aad loola yaabay

0 Visits: 195 | Saturday May 01, 2021 - 13:33:43
Dowlada Kenya ayaa qorshaynaysa in ay mamnuucdo in xiriir jacayl iyo mid guur ah dhex maro ragga iyo dumarka ka tirsan ciidamada booliska ah.

Read More »

wararki ugu dambeeyay kulanka xasaasiga ah ee Barlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 173 | Saturday May 01, 2021 - 13:33:42
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta khudbad u jeediyay xildhibaannada Golaha Shacabka isaga oo codsan doona in ay dib uga laabtaan go'aankii 12kii bishii April ee muddo kororsiga labada sano.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo loo mariyay Fariin siyaasadeed oo culus.

0 Visits: 207 | Saturday May 01, 2021 - 13:33:41
Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu xilka iska casilo.

Read More »

Boqortooyada Qatar oo siyaasiyiin culus usoo direeso Muqdisho (Warbixib)

0 Visits: 151 | Friday April 30, 2021 - 13:28:54
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in toddobaadka danbe dowladda Qatar Ergay gaar ah u soo direyso Soomaaliya, kaa oo ku magacaaban La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhexdhexaadinta Khilaafyada.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay iyo militarigi soo galay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 170 | Friday April 30, 2021 - 13:28:53
Ciidanka Xoogga Dalka ee ka soo horjeeda muddo kororsiga Hay'adaha Dowladda Federaalka ayaa iska diiday inay ka baxaan Magaalada Muqdisho, sababo ku aaddan illaa iyo inta laga xaqiijinayo furitaanka shirka looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka.

Read More »

Dhimasho kadhacday Israa'iil kadib kullan diimeed

0 Visits: 441 | Friday April 30, 2021 - 13:28:49
Tobanaan qof ayaa ku dhintay isbuurasho xaflad diimeed ka dhacday waqooyi bari Israa'iil.

Read More »

Farmaajo iyo Saaxibadiisa siyaasada oo sii kala dhimanayo (Xog)

0 Visits: 205 | Thursday April 29, 2021 - 10:38:29
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya inay aragti ahaan sii kala fogaanayaan madaxweyne Farmaajo, iyo xubnihii xulufada la ahaa ee kala ah; Ra'iisul Wasaare Rooble, Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe.

Read More »

RW-Rooble oo si xowli ah uwada dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed.

0 Visits: 138 | Thursday April 29, 2021 - 10:38:27
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa xalay kulan la qaatay madaxda dowlad gobolleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo xubno ka tirsan midowga Musharixiinta dalka.

Read More »

Qal qal soo wajahay hogaanka sare ee Golaha shacabka

0 Visits: 356 | Thursday April 29, 2021 - 10:38:24
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu jiro isku day la doonayo in xilka looga qaado Ra'iisul Wasaare Rooble.

Read More »

Mareykanka: "Hala Baabi'iyo Mudo kororsigi dowlada Soomaaliya

0 Visits: 141 | Thursday April 29, 2021 - 10:38:22
War saxaafaded ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogaga codsaday Farmaajo iyo baarlamaanka inay si deg deg ah uga howl-galaan baabi'inta hindise sharciyeedkii muddo kordhinta ee 12 April.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee xaalada Waqooyiga Muqdisho .

0 Visits: 179 | Monday April 26, 2021 - 15:22:19
Wararki ugu dambeeyay ee naga soo gaarayo magaalada Muqdisho gaar ahaan dhanka waqooyi ayaa sheegaya in xaalada saakay degantahay.

Read More »

Aduunka oo qeylo dhaan kasoo saaray rabshadaha Muqdisho

0 Visits: 150 | Monday April 26, 2021 - 15:21:19
Qarramada Midoobey ayaa war deg deg ah ka soo saartay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka soo cusboonaaday ee Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada kala taabacsan dowladda iyo mucaaradka.

Read More »

Dowlada Jabuuti oo si yaab leh uga jawaabtay eedeyntii Soomaaliya

0 Visits: 181 | Monday April 26, 2021 - 15:21:19
Dowladda Jabuuti ayaa markale ka jawaabtay eedeyn kulul oo aay dhawaan u jeedisay dowladda Soomaaliya, taasoo ku saabsaneed in dowladda Jabuuti aay kaalin ku laheyd bayaankii kasoo baxay Golaha Amaanka ee Midowga Afrika ee aay ku cambaareyeen muddo kororsiga hay'adaha dowladda Soomaaliya.

Read More »

RW. Rooble iyo Dagaalada Muqdisho

0 Visits: 392 | Monday April 26, 2021 - 15:21:19
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil gaarsiinta Moxamed Xuseen Rooble ayaa 23kii Bishan April, xilli habeen ah booqday xarunta ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, isaga oo halkaas ka shaaciyay in "Ciidanku u diyaar garoobeen ka hortagga cadowga, haddii uu yahay Alshabaab iyo haddii uu yahay mid…

Read More »

Wararki ugu dambeeyay ee shaqaaqadi Muqdisho

0 Visits: 177 | Monday April 26, 2021 - 15:21:19
Waxaa socda dadaalo ku aadan in Ciidamo nabad ilaalinta AMISOM ah la geeyo goobaha shalay illaa xalay isku dhacyada ka dhacayeen si loo baajiyo dagaal kale, loona yareeyo khasaare soo gaara dadka rayidka ah.

Read More »

War deg deg ah, Dagaal qaraar oo iminka ka socda magaalada Muqdisho

0 Visits: 261 | Sunday April 25, 2021 - 16:31:28
War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo iminka ka socda deegaanka Marinaayo halkaasi oo saakay ee gaareen ciidamo militariga dowlada Soomaaliga ah kuwaasi oo ka biyo diidan mudo kororsiga madaxweyne Farmaajo.

Read More »

Ciidamadi Militariga oo la wareegay gacan kuheynta degmada Kaaraan. (Sawiro)

0 Visits: 308 | Sunday April 25, 2021 - 13:39:02
War deg deg ah oo iminka inaga soo gaarayo dhaq dhaqaaqi ciidan ee iminka ka socda magaalada muqdisho ayaa sheegaya in gabi ahaan Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho ee iminka la wareegeen gacan kuheyntiisa ciidamadi Militariga ee ka biyo diidanaa siyaasada mudane Farmaajo.

Read More »

Ciidamadi Xooga dalka ee Gadooday iyo warbixino dheeri ah

0 Visits: 248 | Sunday April 25, 2021 - 13:12:19
Ciidamada oo xalay soo gaaray Waqooyiga Muqdisho ayaa lagu waramayaan in ay la wareegeen Isgoysyo muhiim ah waxaana hoggaaminaya sida la sheegay saraakiil ka biyo diidan muddo korarsiga dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Read More »