Wararka

Qalalaase kadhacay Garoonka Muqdisho

0 Visits: 169 | Thursday April 22, 2021 - 16:03:50
Wararka naga soo gaaraya Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska horimaad keenay burbur hantiyeed uu ku dhaxmaray Gudaha Garoonka shaqaalaha waaxda socdaalka iyo waliba ciidanka nabad-sugida.

Read More »

Maamulka Puntland oo furka tuurtay

0 Visits: 138 | Thursday April 22, 2021 - 16:03:49
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa go'aan rasmi ah ka soo saaray xaalada doorashada dalka Soomaaliya isagoo ka horyimid muddo kordhinta uu golaha shacabka shacabka.

Read More »

Faah faahin Kasoo Baxeyso Qarax Xoogan oo Muqdisho kadhacay

0 Visits: 152 | Tuesday April 20, 2021 - 11:07:20
– Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa qaraxa nooca miinada ah oo goordhow ka dhacay wadada Daarulsalaam ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho, kaas oo geystay khasaare isugu jiri dhimashi iyo dhaawac.

Read More »

Shil tareen oo kadhacay Masar iyo dowlada Soomaaliya oo

0 Visits: 172 | Tuesday April 20, 2021 - 11:07:18
Dowladda Soomaaliya ayaa Masar uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay Gobalka al-Qalyuubiya ee waqoogiya dalkaas.

Read More »

Wasiirka arimaha dibada Somaliya: "Go'aanki aqalka hoose waxba iskama badelin"

0 Visits: 158 | Tuesday April 20, 2021 - 11:07:16
Arrintan ayaa waxa ay soo baxday kaddib markii wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha waqtiga uu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo, uu booqasho ku tegay caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo, Kinshasa, halkaasi oo uu kula kulmay madaxweyne Felix Tshisekedi oo haatan ah guddoomiyaha Midowga…

Read More »

Farmaajo oo farta Kugoday Gudoomiye Mursal

0 Visits: 167 | Tuesday April 20, 2021 - 11:07:10
lo-wareedyo diblomaasiyeed oo ku dhow safaaradda Mareykanka iyo xafiiska Midowga Yurub ayaa sheegay in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Farmaajo uu wakiilada caalamka u sheegay in wax kasta oo ka dhasha muddo korarsiga uu mas'uuliyaddeeda leeyahay guddoomiye Mursal.

Read More »

Muqdisho ka Dhowr Dhibta Casharkii 1aad iyo CBB (WQ. Faisal Roble)

0 Visits: 579 | Monday April 19, 2021 - 13:41:57
Muqdisho waa magaalo madaxda Soomaaliya. Waa haduu Cali yare iyo CBB fahmayann ee, waa waxa la yidhaa REGIONAL PULL ama xarun soo jiidasho leh. Inanka ama inanta Soomaaliyeyd kol kasta wey u han qal taagi doontaa Muqdisho. Sidaasayna ahayd ill Qarnigii 11aad.

Read More »

Xamarrow_Xageen_kaa_Aadaa! "Qax ayaa Qarka u Saaran ahay"

0 Visits: 510 | Monday April 19, 2021 - 13:41:56
Waa leys colaadinayaa, habar wacasho qabiil ayaa bilaabatay, aagag cusub ayaa laga samaystay magaalada gudaheeda, hadallo u badan hanjabaad ayaa warbaahinta la isu marinayaa, nabaddii ayaa u muuqata in ay sii lumayso!

Read More »

Warar dheeraad ah qeybo kamid ah Caasimada oo dowlada lagala wareegay

0 Visits: 360 | Monday April 19, 2021 - 12:56:09
Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in qeybo ka mid ah xaafado ay ka baxaan gacanta dowladda, ayada oo isku fidiyeen ciidamo taabacsan midowga murashaxiinta iyo taliyihii hore ee ciidamada gobolka Banaadir Saadaq Joon.

Read More »

Weerarki Tuuryare yaa dusha uridanayo

0 Visits: 143 | Monday April 19, 2021 - 12:56:08
Taliyihii hore ee hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo marayay aaga Marinaaya ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Beel Raali Gelin ugu tagtay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawiro)

0 Visits: 215 | Monday April 19, 2021 - 12:56:07
Mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed isla markaan aad loogu ixtiraamo ilaalinta dhaqanka iyo diinta ayaa raali gelin ugu tagtay madaxweynihi hore ee dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Lacagti Lagu qabtay Muqdisho oo sheeko kale katimid

0 Visits: 159 | Monday April 19, 2021 - 12:56:05
Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegaya in lacagtii shalay Booliska sheegeen inay gacanta ku dhigeen ay laheyd gabar ganacsato ah oo lagu magacaabo Sabiriin C/qaadir Isaaq.

Read More »

Qilaaf xaga dhulka ah oo kasoo cusboonaaday Galmudug iyo Puntland

0 Visits: 146 | Monday April 19, 2021 - 12:56:04
Maamulada goboleedyada deriska ah isla markaana uu sii xoogeesanayo xiriirka iskaashi ee udhaxeeyo waa Galmudug iyo Puntland ayaa waxa iminka banaanka imaanayo arin ee labada dhinac isku heestaan.

Read More »

Hirshabeele oo aad uga murugootay dilki

0 Visits: 153 | Sunday April 18, 2021 - 15:44:15
Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa si adag uga hadlay qarax miino oo shalay gelinkii dambe lagu dilay Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxow oo ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Cabdiraxman Cabdishakuur oo farta ku goday Maamulada Galmudug iyo Hirshabeele

0 Visits: 173 | Sunday April 18, 2021 - 15:32:36
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka tirsan Midowga Musharaxiinta ayaa ka hor-yimid kulanka uu dalbaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo caddeeyay in aanay jirin cid xiiso u qabto.

Read More »

Farmaajo iyo Beesha Caalamka

0 Visits: 131 | Saturday April 17, 2021 - 20:19:18
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Teendhada Afisyooni shir kula leh Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Read More »

Maxaa kasoo baxay kulankii Shariif iyo Odoywaa

0 Visits: 190 | Saturday April 17, 2021 - 20:19:11
Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan xalay la qaatay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Jen Odawaa Yuusuf Raagge.

Read More »

Axmed Madoobe oo sir culus daaha ka rogay

0 Visits: 147 | Saturday April 17, 2021 - 20:19:10
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa si toos ah uga horyimid muddo kordhintii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u sameeyeen hay'addaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday Farmaajo.

Read More »

Dalab uu sameeyay Mudane Farmaajo oo carro xoogan geliyay shacabka reer Muqdisho.

0 Visits: 153 | Saturday April 17, 2021 - 18:51:53
Kadib marki ee soo baxday hadal heyn hoose oo muujineeso in madaxweyne Farmaajo uu doonayo inuu lakulmo musharaxiinta dalka ayaa waxa taasi si carro leh uga hor yimid yimid in badan oo kamid ah shacabka iyo waxgaradka reer Muqdisho.

Read More »

Madaxweynayaashi hore ee dalka o si weyn uga hor yimid dalabki Farmaajo.

0 Visits: 150 | Saturday April 17, 2021 - 18:02:00
qeybo kamid ah waxgaradka magaalada Muqdisho ayaa wili is daba joog ah ugu qul qulaya xarumaha madaxweynayaashi hore ee kadegan yihiin magaalada Muqdisho.

Read More »

Dadka reer Muqdisho oo ay heesato laba darran mid dooro!

0 Visits: 488 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Kadib go'aanki lagu kala qeybsamay ee golaha baarlamaanka isla markaana uu meel mariyay madaxweynaha soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa waxa mar qura ladareemay gugac siyaadeed oo ee muujiyanayaan dhinacyada isaga soo hor jeeda siyaasada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Waa kuma Sheekh Maxamuud Sibriye?

0 Visits: 571 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha shabakada warsheekh waxey dhambaal tacsi ah halkaan uga dirayaan dhamaan ehelka, qaraabada iyo umada Soomaaliyeed in sammir iyo iimaan eebe kasiiyo geerida naxdinta laheed ee kutimid Sheekh Maxamuud SIbriye isla markaana waxa alle uga baryeeynaa inuu Alle ku casuumo janatul…

Read More »