Wararka

Faah Faahin dheeri ah oo ka soo baxeyso Dagaal Shalay ka dhacey Deegaanka Bardaale....

0 Visits: 2258 | Wednesday July 16, 2008 - 20:55:55
Dagaalkaan oo dhacay laba waqti oo kala duwan ayaa bilaawday kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ee lagu soo tababaray dalka Ethiopia iyo ciidamo Ethiopian ah oo u soo galbinayay dhinaca iyo magaalada baydhabo ay wadada u galeen ciidamo iskaa shanaya oo isgu jira Al shabaab iyo maxkamadaha…

Read More »

Ciidamada Dowlada Ethiopia oo baaritaana ka wada Gobolada Dhexe ee Soomaaliya........

0 Visits: 3278 | Wednesday July 16, 2008 - 20:46:18
Ciidamo fara badan oo ka socda dawladda Itoobiya ayaa la dhigey Wadada dheer ee isku xirta gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya ,sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Read More »

In ka badan 1500 oo ciidamo dowladda KMG ah oo Baydhabo maaanta soo gaaray.

0 Visits: 2797 | Wednesday July 16, 2008 - 20:26:20
Tiro gaaraysa ilaa iyo 1500 oo ciidamada dowladda KMG soomaaliya lagu soo tababaray dalka Itoobiya ayaa maantay waxay soo gaareen iyagoo raxan raxan u socda xarunta baarlamaanka ee magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

Read More »

Guddoomiyaha golaha dhaqan beelaha DigilMirifle oo maanta magaalada Baydhabo lagu caleema saaray

0 Visits: 3814 | Wednesday July 16, 2008 - 20:25:10
Munaasabadani maanta lagu caleema saaray guddoomiyaha golaha odayaasha dhaqanka DigilMirfle waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, maamulka gobolka,degmada, waxgaradka, siyaasiyiin iyo ururada bulshada rayidka ee magaalada Baydhabo ku dhaqan.

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo Sacab ku Ayiday Qodobadii Heshiiiska Jabuuti

0 Visits: 2599 | Wednesday July 16, 2008 - 20:23:49
Ra`iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda soomaaliya oo maanta xildhibaanada ugu warbixyay shirkii dib u heshiisiinta ee ka dhacay dalka Djbouti.

Read More »

Ma Runbaa In Isra’iil oo meydad ku Badalatay sii Deynta Dagaalyahano Xisbulah Ah

0 Visits: 2345 | Wednesday July 16, 2008 - 14:34:32
Qiso Yaab leh oo ka dhacday Bariga dhexe gaar ahaan Xuduudaha ay wadaagaan Isra'iil iyo Lubnaan kadib Markii Dowlada Isra'iil ay ogolaatay in loo gacan geliyo qaar ka mid ah meydadki askarti uga dhimatay dagaaladi lubnaan badalkeedna soo wareejiso Dagaalyahano Caan ah oo ka tirsan Ururka Xisbulaah.

Read More »

ISgoyska Wardhiiigley oo noqday HOryaalka Qaraxyada Isgoysyada Muqdisho Kadib

0 Visits: 3194 | Wednesday July 16, 2008 - 13:22:32
Qarax Xoogan ayaa waabarigii saaka waxaa uu ka dhacay Isgoyska Florence ee Degmada Wardhiigley, halkaasoo fariisin u ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Read More »

Ururka Alshabaab oo qirtay in Rag Ajaanib ah looga dilay Dagaalki Faraha looga gubtay ee Bardale

0 Visits: 3026 | Wednesday July 16, 2008 - 13:16:52
Dhaq dhaqaaqa islaamiga ee Alshabaab ayaa faah faahin ka bixiyay Dagaal faraha looga gubtay oo shalay ka dhacay agagaarka Degmada Bardaale, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda ee tababarka ku soo qaatay Ethiopia iyo Ciidamo Ethiopia iyo Xoogaga Maxkamadaha iyo Alshabaab oo iyana is garabsanayay.

Read More »

hay'adda socdaalka Dalka k/afrika Gobolka East.cape (home affairs) & jaliyada Somaliyed (SASA)

0 Visits: 2710 | Wednesday July 16, 2008 - 12:52:15
port elizabeth:shir eey maanta iskugu yimaadeen hay'adda socdaalka dalka k/afrika qeybteeda Gobolka Eastern cape(home affairs) & jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka k/afrika (SASA) qeybteeda gobolka Eastern cape ayeey maanta ku saxiixeen heshiis dhigaya in jaaliyadda lagu soo wareejiyo dadka cusub…

Read More »

Dagaal udhaxeeya kooxaha Mucaaraka & DFKMGS oo ka socanya Deg Bardaale

0 Visits: 2361 | Tuesday July 15, 2008 - 20:51:47
Ciidamadii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee dhawaan tababarada ku sooqaatey dalka Itoobiya ayaa lugu qaaday weerar xoog leh ,weerarkaasi oo loogu geystay duleedka Degmada Bardaale ee gobalka Baay.

Read More »

Kooxaha Mucaaradka oo isaga baxay magaalada Baladweyne ee G/Hiiraan

0 Visits: 2643 | Tuesday July 15, 2008 - 20:39:42
Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Baladweyn ayaa ku guuleystay in ay Magaalada Baladweyn ka saaraan qaar ka mid ah Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Read More »

Sidee bey Udhacday Kulankii Jaaliyada Somaliyed ee Yurub iyo RW. Nuur Cade (Sawiro)

0 Visits: 3780 | Tuesday July 15, 2008 - 20:05:46
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde) oo Boqosho ku joogay wadanka Netherland ayaa kula kulmay hoteelka Ambassador ee magaalada Denhaag Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada yurub .

Read More »

JAWAAB KU SOCOTO QORAALKII AHAA Yaa ka dambeeya mashruucyada lagu indho-tirayo shacabka Soomaaliyeed.???

0 Visits: 3661 | Tuesday July 15, 2008 - 19:20:43
Marka Hore waxaa salaamayaa Bahda Bogga warsheekh iyo dhamaan akhristayaasha

Read More »

Saxafiyinta ka howlgala G/Bay oo manta tababar seminar ah uga furmay gudah Baydhabo....

0 Visits: 2176 | Tuesday July 15, 2008 - 19:06:21
In kabadan 20 suxufiyiin ah oo ka howlgalaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay ayaa maanta seminar soconayay muddo saddax maalmood ah waxa uu ugu furmay xarunta daryeelka bulshada ee magaalada Baydhabo.

Read More »

shir eey soo qaban qaabisay jaaliyadda Somaliyed ee k/afrika (SASA) qeybteeda Gobolka Eastern cape

1 Visits: 2556 | Tuesday July 15, 2008 - 14:49:55
kulankan oo lagu qaban jiray sannadkiiba mar magaaladda uitenhage ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhalinyaro ,odayaal, ganacsato, siyaasiyiin , iyo waxgaradka degmadda uitenhage,

Read More »

Degmada Dharkenley ee Gobolka Banadir oo xasilooni ka jirto kadib Dagaal ka dhacay xalay...

0 Visits: 3052 | Tuesday July 15, 2008 - 13:33:55
Degmada Dharkeenleyee ee Gobolka Banaadir, ayaa saaka laga dareemayaa deganaasho kadib markii habeenimadii xalay uu dagaal xoogan ka dhacay halkaas.

Read More »

Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo wada Olole lagu horkeenayo Ra'iisal Wasaaraha...

0 Visits: 3713 | Tuesday July 15, 2008 - 13:28:33
Qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa wada qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan in Baarlamaanka lagu horkeeno Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde oo xilligan dalka kaga maqan safar dibada ah.

Read More »

Kooxda Banaadir Telkom oo Guul Taariikhi ah ka gaartay Tartanka Bariga & Bart. Afrika....

0 Visits: 2781 | Tuesday July 15, 2008 - 13:14:13
Kooxda Kubada Cagta ee Banadir Telkom oo Mataleesay Wadankeena Soomaaliya ayaa Maalinimadii Shalay Tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ka gaartay Guul Taariikhi ah.

Read More »

Dadka ku dhaqan Degmada Bardaale oo barakacaya Degmadaas cabsi ay ka qabo dagaalo.....

0 Visits: 2703 | Tuesday July 15, 2008 - 13:09:37
Waxaa sii kordhaya dadka ka barakacaya degmada Bardaale ee gobolka Baay ka dib markii dadkaasi ay la soo daristay cabsi aad u xoogan oo dhinaca nabad galyada ah.

Read More »

Xoogagii Maxkamadaha ee ku sugnaa Magaalada Beledweyne oo isaga guuray halkaas......

0 Visits: 2835 | Tuesday July 15, 2008 - 12:48:43
Xoogaga Maxkamadaha Islaamka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka ka guuray xarunta saldhigga booliska ee magaalada Balad weyn, xarunta gobolkaasi, iyadoo dadka ku dhaqan magaaladaasi ay soo dhoweeyeen talaabadani.

Read More »

Dagaalo udhaxeeya Ciidamada DFKMGS & Kooxaha ka soo horjeeda oo saaka ka dhacay.....

0 Visits: 2681 | Tuesday July 15, 2008 - 12:44:49
Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa weeraro xoog leh waxa ay saaka ku qaadeen Fariisimo ay leeyihiin Ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kuwa Itoobiya ,sida ay sheegayaan Warar Madax banaan.

Read More »

Hay`adda Peace of Live oo maanta soo gabagabeysay tobabar lagu baranayay arimaha

0 Visits: 3777 | Monday July 14, 2008 - 17:20:19
Tababarkani oo soconayay muddo saddax maalmood ah ayaa maanta xiritaankiis waxaa ka soo qeyb galay xillibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka gobolka, degmada iyo ururada bulshada rayid ee ka howlgala gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Read More »