Da’da iyo Qabiiilka ninkii isku qarxiyay Hotel SYL oo lashaaciyay (warbixin)

Kooxda Alshabaab ayaa ugu dambeenti sii baahisay muuqaal laga sii duubay isku qarxiyihii irida hore ee Hotel SYL, iyadoo sidoo kale banaanka lakeenay da’da iyo qabiilka.

Ninka is qarxiyay ayaa lagu magacaabaa Xasan Maxamed Maxamuud kaasoo kudhashay Degmada Kismaayo sanadki marka uu ahaa 2004 taasi oo muujineeso inuu ahaa da’yar labaatan jir ah iyadoo sidoo kale heybtiisa lagusheegay qabiilka hawiyaha gaar ahaan Habar Gidir Ceyr.

Qaraxi Hotel SYL ayaa waxa wili ku gadaaman isweydiin xoogan oo aan wili jawaabo daah furan ee dowlada kabixin hasa yeeshe waxa larumeesan yahay marka loo eego halka uu qaraxa kadhacay iyo sida amaankeeda usugan yahay eesan soo geli karin marka laga reebo cid loo fududeeyay.

Warsheekh Muqdisho

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles