Dagaalka Gaza oo saameyn ku yeeshay ololaha doorashada Mareykanka

Iyadoo dhawaan uu Maraykanku go’aansaday in uu hakiyo qaar ka mid ah shixnadaha hubka ee uu u diro Israel, ayaa dagaalka Gaza waxa uu hadda noqday qayb ka mid ah hadallada kulkulul ee la isku adeegsado ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka.

Donald Trump ayaa ku biiray siyaasiyiinta kale ee xisbiga Jamhuuriga kuwaasi oo dhaleeceeyay ninka ay siyaasadda ku loolamayaan, Madaxweyne Joe Biden, oo qaatay mowqifka hakinta shixnadaha hubka.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles