(Dhacdo Aragagax leh) Hooyo laba caruur ee dhashay Kudishay Magaalada Muqdisho

Dhacdo aad looga argagaxo oo kadhacday deegaanka Kaxda ee magaalada Muqdisho kadib marki hooyo degan degmadaasi ee dishay laba caruur ah ee dhashay.

Hooyada ayaa sida lasheegay u adeegsatay dilka caruurteeda Midi. Dhacdadaan oo noqotay mid aad ugilgishay maagalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Caafimadka hooyada oo su’aal la geliyay ayaan wili wax war ah eesan kasoo saarin hay’adaha caafimadka dowlada Soomaaliya.

Dhacdadaan oo ah mid aad u xanuun badan ayaa waxa si weyn looga hadal hayaa gudaha magaalada Muqdisho

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles