Dhinacyo hor leh oo kasoo muuqday kiiski Maxkamada Racfaanka ee Sayid Cali iyo Luul

Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa todobaadyo ka hor la horkeenay eedeysanaha kadib markii uu rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir.

Sidoo kale Maxkamada ayaa lagu wadaa in la horkeeno dhaqaatiirti la kulmay marxuumada kahor inta eesan dhiman

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles