Diyaar Garowgi Udambeeyay ee Ciida oo laga dareemayo Suuqyada Magaalada Muqdisho

Iyada oo maalin qura ay ka dhimantahay Ciidda Soon-fur, ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho ka socda dukaameesi xoogan.

Goobaha ganacsiga ayaa furnaada illaa iyo waaberigii hore, laakiin weli waxaa jira cabasho la xiriirta dhaqaale yari sal u ah sicir-barar.

Dhinaca kale, waxaa jira qoysas aan awoodin in ay dharka ciidda u iibiyaan carruurtooda.

Maalinta Ciida oo ah maalin farxadeed ayaa dhanka kale waxa jiro qoysas aan maalintaa farxadooda dhameestirneen bacdama eesan heesan dhaqaale kufilan, iyadoo diintana si gaar ah uga hadashay in la caawiyo kuwa aan dhaqaalaha heesan si maalinta ciida unoqoto maalin farxadeed.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles