Faransiiska oo soo bandhigay qaab cusub oo sharci bixin ah

Dowlada Faransiiska ayaa usoo bandhigtay dadka ajnabiga ah Qorshe cusub oo loogu fududeenaayo qaadashada sharciga Faransiiska.

Qaabkaan cusub ee sharci helida ayaa ah mid eesan ufurneen dadka oo dhan balse kaliya loo ogol yahay dadka leh xirfada shaqo iyo kuwa dhaqaalaha heesta ee doonayo maalgashiga.

Sidoo kale waxa jira shuruudo kale oo kooban oo laga doonayo in lagu kala saaro qofka loo ogolaanayo sharciga iyo inta kale .

Dowlada Faransiiska ayaa qorshahaan cusub ku micneesay iney doonayaan in dalkooda Faransiiska uu noqdo mid kusoo jeediyay indhaha dadka xirfada sare leh iyo kuwa maalqabeenada.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles