Faysal Cali Waraabe oo si kulul uga jawaabay hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuuti

Faysal Cali Waraabe oo u hanqal taagayo inuu Somaliland hoggaamiyo, ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti. Waxa ay ka hadlayeen sidii Soomaali oo dhan ay isaga kaashan lahaayeen.

“Jabuuti ayaa nagaga xun Soomaaliya, marka ay noqoto madaxbanaanida Somaliland” ayuu yiri.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in ay u ambabaxayaan in ay soo booqdaan madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay isku khilaafeen dhanka badda.

Wasiirka ayaa sheegay in Itoobiya iyo Soomaaliya ay horay ugu kulmeen Kenya, isla markaana ay dhawaan kulan kale ku yeelan doonaan dalka Jabuuti.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan raali ka ahayn heshiiska been abuurka ah ee ay wada galeen Itoobiya iyo Somaliland. Waxay kaloo qabaan inay muhiim tahay in Soomaaliya loo ogolaado inay iyadu go’aansato oo ay noqoto mid madaxbannaan.

Leave a Comment

Array

Related Articles

English News

Facebook Feed

Articles