Hadalka Macalin Ange Ee Guuldarradii Shelay Iyo Warar Kale

Ange Iyo Guuldaradii Shalay Ee Kooxda .

Macalinka Kooxda Spurs Ange Postecoglou Oo Kahadlay Guuldarrada Qaraar Ee Kooxdiisa Kasoo Gaartay Fulham Oo Ay Marti U Ahaayeen Ayagoo Halgan Ugu Jira In Ay Ku Dhameystaan Afarta Sare.

Wuxuu Sheegay In Soo Galitaanka Afaraad Uusan U Arkin Hadiyad Oo Kale Sidoo Kale Wuxuu Dhahay Wax Walba Waa Iska Tuuri Kartaa Kooxdaan Waxyaabo Muhiim Ah Oo Ay Gaartay Ayaa Jiro Marka 4-aad Ma Ahin Ujeedkeena Ugu Muhiimsan .

” Ma Doonayo Inaan Afaraad Ku Dhameysano Hadii Aaynaan U Korin Koox Ahaan Islamarkaana Aanan U Hormarin Koox Ahaan , Hadii Aysan Jirin Cid I Rumeysaneyso Kadib Waa OK ” Sidaas Ayuu Dhahay Macalin Ange .

Sidoo Kale Kabtanka Kooxda Spurs Ee Son Ayaa Sheegay In Masuuliyada Guuldaradii Shalay Ay Qaadanayaan Ayaga Taageerayaashana Aysan U Qalmin In Sidaan Ku Dhacdo .

Waa Jilcaneyn Ayuu Dhahay Kabtan Son Jaanisyo Badan Ayaa Qasaarinay Aan Kulanka Ku Dili Karnay Balse Eeda Annaga Ayaa Qaadaneyno Uu Dhahay.

Soo Laabashada Mount Iyo Kulanka Maanta .

Mason Mount Ayaa Maanta Diyaar U Ah Inuu Kooxdiisa United Ka Caawiyo Usoo Gudbida Wareega Afar Dhamaadka Ee FA Cup-ka Kulan Ay Caawa Maqribada Xilliga Geeska Africa  La Leeyihiin Kooxda Liverpool Muddo Uu Dhaawac Ku Maqnaay .

Dhanka Kale Casemiro Ayaa La Sheegay In Laga Saaray Ciyaaraha Qaramada Dhaawac Soo Gaaray Aawgii Waxaana Lafilaa In Maanta Uusan Diyaar U Noqon Dooninka Kulanka Adag Old Trafford Kadhacaayo .

Xavi Hernandez Iyo Mustaqbalkiisa.

Macalin Xavi Ayaa Sheegay Inuusan Isbadaleynin Go’aankiisa Ku Aadan Katagitaanka Barcelona Ee June Asigoo Sheegay Inuu Doonayo Nasiino .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles