Hay’ada socdaalka Norway oo lakulantay dhigeeda Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo u jooga magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa kulamo mirro dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’dda socdaalka dalkaas.

Agaasimaha ayaa kala hadlay dhiggiisa Hay’adda Socdaalka ee dalka Norway (UDI), Frode Forfang, arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin; xoojinta xiriirka labada hay’adood, kobcinta aqoonta saraakiisha iyo qalabeynta xarumaha HSJ Soomaaliya.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles