Hogaamiyi Alshabaab ee Baraag Cali Gaduud oo

Horjooge Siidoow Cali Ibraahim oo ka tirsanaa Khawaarijta ku dhuumaaleysata koonfurta Gobolka Mudug ayaa xalay iska dhiibay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kadib markii uu u dul-qaada waayey dhibaatada argagixisada ku heysata duurka iyo howlgallada is dabajooga ah ee ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka.

Ninkaan oo magaciisa afgarashada ah ku sheegay Aanas, ayaa mar soo noqday horjoogihii Khawaarijta ee ugu sareeyey deegaanka Jowle ee gobolka Mudug, balse hadda wuxuu ahaa madaxa maleeshiyaad ku dhuumaaleysta aagga deegaanka Baraag Cali-Gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere, sida ay noo sheegeen saraakiisha ku sugan Xarardheere

Radiyo Muqdisho

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles