Howlgalo wadajir ah oo ay fuliyeen Ciidnka xooga, ATMIS iyo kuwa Jubbaland

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland oo ay wehliyaan kuwa Midowga Afrika ATMIS ayaa iska kaashaday howlo muhiim ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Dhoobley iyo deegaanada ku dhow dhow.

Dadka howlgalkan gacanta ku haya ayaa la hadlay warbaahinta Jubbaland, waxaana ay sheegeen in howlgalkan ay ku sugayaan ammaanka degmada Dhoobleey, isla markaana ay joojiyaan wixii xumaan ah oo halkaasi ka dhaca.

Ciidamadan ayaa tagay tuulooyin kala duwan sida 1. Barwaaqo, 2. Wadajir, 3. Calibuley, 4. ardaar, 5. Dhagasha, si ay iska kaashadaan oo ay ula dagaalamaan kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada Jubbaland, kuwa Booliska, Daraawiishta, Nabad Suggida, iyo ciidamada deegaanka ee Macawisleyda ayaa dhamaantood si wada jir ah wax u baarayay. Waxaa gacan siinayey ciidamada ATMIS, waxaana ay sidan wadeen muddo saddex maalmood ah.

Leave a Comment

Array

Related Articles

English News

Facebook Feed

Articles