In ka badan hal milyan oo qof oo maanta taagan Buurta Carrafa

In ka badan hal milyan oo Musliimiin Xujay ah ayaa maanta oo Sabti ah taagan Buurta Carrafa, si ay u gutaan tiirka ugu weyn ee tiirarka Xajka.

Muslimiintaasi ayaa waxaa ku jiro kumannaan Soomaali ah oo ka kala tagay Soomaaliya, Jabuti, Kenya, Itoobiya, iyo dhammaan qaaradaha caalamka, si ay u gutaan waajibaadka Xajka.

Berri oo Axad ahna, guud ahaan Muslimiinta Caalamka ayaa u dabaal-dagi doona Ciidda Carrafo.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles