Iskaashiga Afrika iyo Ruushka oo xoogeesanayo iyo Mareykanka oo aad uga walaacsan

Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya Ruushka iyo Dalka Koonfur Afrka oo ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka maraykanka iyo wadamada galbeedka afrika, iyada oo Arbacdii ay gaadheen dalka Niger ciidmadii u horeeyay ee Ruushka.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles