Isku Aadka Europe League Oo Lasameeyey

Tartanka Europe League Ayaa Lasoo Saaray Wareegiisa 8 Dhamaadka Oo Ay Isugu Soo Hareen Kooxo Adag Oo U Hanqal Taagayaan In Ay Ku Madax Dagsadaan Koobkaan Ah Midka Labaad Ee Yurub Ugu Xiisaha Badan Kadib Uefa Champions league.

Kulamo Adag Ayaa Kasoo Baxay Balse Sida Champions League Cml Holac Uma Ahin Lkn Kulamo Ahaan Xoogaha Waa Adagyihiin Sida AC Milan VS Roma Iyo Bayern Leverkusen VS West Ham Ayadoo Liverpool Lagu Beegay Atlanta Kulanka Ugu Jilcanne Uu Yahay Benfica Iyo Olympic De Marseille.

Semifinal-ka Waxaa Isku Beegmaya Liverpool VS Atlanta Waxa Ay Ku Dhacayaan Benfica Iyo Marseille Halka Milan Iyo Roma Midii Soo Baxdo Wajahayaan Leverkusen Iyo West Ham Middii Soo Baxdo Dhankaaga Ayaa Moodaa Inuu Adagyahay Oo Semifinal Xiiso Badan Leh Kasoo Baxaayo Halka Hadii Liverpool Final-ka Timaadana Uu Xiisihiisa Kor Sii Noqon Doono Dhankaan Koox Adag Lee Ka Filanee .

  1. Yaa Isleedahay Wareega Afar Dhamaadka Waa Usoo Gudbaayaan Fikirkaaga Hoos Kusoo Qor .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles