Israel ayaa ku amartay Falastiiniyiinta inay ka guuraan isbitaalka al-Shifa : Weerarkii Israa’iil ee amarrada daad-gureynta ciidamada Gaza”

Israel ayaa ku amartay Falastiiniyiinta inay ka guuraan isbitaalka al-Shifa, iyadoo ku hanjabtay inay qarxin doonto xarunta caafimaad ee ugu weyn marinka Gaza haddii aysan ka guurin.

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wada hadal ku saabsan xabbad joojin degdeg ah, Taa oo laga sameeynayo Gaza xilli uu booqasho ku joogo dalka Masar.

In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israel ee ka dhacay Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Ugu yaraan 31,988 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay halka 74,188 kalena lagu dhaawacay weerarrada Israel ee Gaza tan iyo 7-dii October.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles