Jabuuti oo war cad kasoo saartay eedeen uga timid dhanka Somaliland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.

Madaxweyne Muse Biixi ayaa yiri “Somaliland arrintaasi kama fileyn dalka Djibuuti.”

Dowladda Djibouti ayaa maanta jawaab ka soo saartay eedda Muuse Bixi, iyadoo iska fogeeysay arrintaas.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles