Jermaine Jenas Iyo Xulashadiisa Ku Aadan 11 Best EPL

Jarmaine Jenas Xiddigii Hore Ee Spurs Iyo Kooxo Badan Oo Kamid Yihiin New Castle, Aston Villa, Queens Park Rangers Iyo Nottingham Forest Ayaa La Weydiiyey Xulashadiisa Ku Aadan 11 Best EPL Mar Uu La Hadlaayey DailyMail.

Midda Xiisaha Leh Ayaa Ah In CR7 Uu Ka Doortay Weyne Rooney Waa Laba Xiddig Oo Usoo Wada Ciyaaray United Kuwaasoo Hadalo Karshaash Ah Saxaafada Isku Mariyaan Waayadaan Danbo Kadib Markii Rooney Uu Ciyaaraha Kafariistay .

Goolhaya

Alisson Becker.

Difaaca .

Walker , Ferdinand, J. Terry. A. Cole .

Qadka Dhexe .

P. Vieira, Cesc Fàbregas, S. Gerrard.

Weerarka .

Salah, Henry, Rooney

11-kaas Ciyaaryahaan Uu Doortay Jermaine Anthony Jenas Adiga Ahaan Maxaa Ku Raacsantahay Maxaase Ku Diidantahay Fikirkaaga Hoos Kusoo Qor .

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles