Jim Ratcliffe Muxuu Kayiri Mbappe.

Maku Raacsantahay Jim Ratcliffe Hadalka Uu Ka Yiri Mbappè?

Mar Wax Laga Weydiiyey Suurtagalnimada In Mbappe Uu United Imaado Wuxuu Dhahay Sida Tan :

” Mbappe Inuu United Imaado? Waxaan Isku Dayi Lahaay Inaan Raadiyo Mbappe-ha Xiga Ee Mustaqbalka Badalkeed Halki Aan Isku Dayi Lahaay Inaan Guul Iibsado “.

MR Ratcliffe Wuxuu Cadeeyey Inuusan Dooneyn Inuu Guul Iibsado Balse Uu Doonayo Inuu Project Dhiso Islamarkaana Uu Faa’iido Kasoo Saaro.

Isagoo Hadalkiisa Wata Mar Uu U Hadlaayey GT Cycling Club podcast Waxa Uu Yiri :

“Taasi Ma Ahin Mid Xariiftinimo Ah Ama Caqli Kudhisan In Kylian Mbappe Waqtigaan Lalasoo Saxiixdo, Waa Challenge Dheer In La Helo Mbappe-ha Xigo, Bellingham-ka Xigo Ama Roy Keane-ka Xigo “.

Maxaa Kaaga Baxay Hadalka Miilkiilaha Cusub Ee Saamiga Kuleh Kooxda Man United Ee Doonaya Inuu Maqaamkeeda Hore Kusoo Celiyo Fikirkaaga Hoos Kusoo Qor .

Leave a Comment

Array

Related Articles

English News

Facebook Feed

Articles