Joshua Kimmich ayaa laga yaabaa inuu ka tago Bayern Munich xagaaga

Kooxda Bayern Munich ayaa diyaar u ah inay iska fasaxdo Kimmich suuqa kala iibsiga xagaaga soo socda. Ka dib ku dhawaad ​​​​10 sano oo uu la joogay kooxda Bavarian, Joshua Kimmich ayaa laga yaabaa inuu ku jidho waqtigiisii ​​ugu dambeeyay ee Bayern Munich.

Sida laga soo xigtay Sky Germany, Bayern ayaa diyaar u ah inay iibiso xiddiga heerka caalami ee dalka Jarmalka hadii dalab ku haboon uu yimaado, tani iyo ka dib markii kooxdu ay heshay ciyaaryahan bedeli kara 29 jirka khadka dhexe, Aleksandar Pavlovic.

Leave a Comment

Related Articles

English News

Facebook Feed

Our YouTube Channel

Articles